Category: WARARKA MAANTA
Dagaal Culus oo Goordhow Ka Qaraxay Duleedka Degmada Maxaas
Talaado: august 2, 2022 Dagaal culus oo u dhaxeeya Alshabaab iyo ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa ka socda…
Koonfurgalbeed oo shaaciyey inay qabteen mid ka mid ah raggii fuliyey qaraxii Baydhabo
Talaado: august 2, 2022 Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) oo u warramay…
Mareykanka oo Digniin Cusub kasoo Saaray in weeraro ay Al-Shabaab markale ka fuliso Itoobiya
Talaado: august 2, 2022 Taliyaha xilka ka sii tegaya ee taliska AFRICOM, Jeneral Stephen Townsend oo warbixin…
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden oo sheegay in hogaamiyaha Al-Qacida Ayman Al-Zawahiri ay ku dileen duqeyn diyaaradeed
Talaado: august 2, 2022 Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in hogaamiyaha ugu sareeya Al-Qacida Ayman Al-Zawahiri…
Qarax khasaare geystay oo ka dhacay magaalada Muqdisho
Talaado: august 2, 2022 Qarax miino oo jugtiisa inta badan laga maqlay xaafadaha degmada Hodan ayaa saaka…
Madaxweynaha Galmudug Oo Furay Kalfadhigga 5aad Ee Baarlamaanka Galmudug
Isniin: AUGUST 1, 2022 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa maanta furay kalfadhiga shanaad…
Al Shabaab oo soo bandhigtay Hub iyo maxbuus ay ku qabteen Dagaalkii Aatodeegaanka.
Isniin: AUGUST 1, 2022 Al Shabaab ayaa dagaalkaasi sheegtay in ay ku dishay in ka badan 103…
Iran oo xabsiga dhigtay dad ay sheegtay iney u basaasayeen Israa’iil
Isniin: AUGUST 1, 2022 Warbaahinta dowladda Iran ayaa sheegtay in dhowr qof oo ka tirsan dadka aaminsan…
Xaaladda dhaqaale iyo midda amni ee dalka Suudaan oo ka xun sidi ay ahayd afgambiga militari inta uusan dhicin.
Isniin: AUGUST 1, 2022 Xaaladda dhaqaale iyo midda amni ee dalka Suudaan ayaa haatan aad uga xun…
Wasaaradda Caafimaadka Oo Qabatay Xuska Todobaadka Naas Nuujinta
Isniin: AUGUST 1, 2022 Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda ayaa manta qabatay munaasabad lagu daahfurayo Xuska Todobaadka…
Jubbaland oo ATMIS kala shirtay howlgal ka dhan ah Al-shabaab
Isniin: AUGUST 1, 2022 Madaxweyne ku-xigeenka kowaad ee Dowladd Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta xarunta…
Madaxweynaha Xasan oo la kulmay Xildhibaannada Beesha Murusade ee ka biyo diidsanaa ku dhawaaqista Wasiirada.
Isniin: AUGUST 1, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta la kulmay Xildhibaannada Beesha Murusade ee…