Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul wasaare Xamse oo wada la tashiyadii ugu dambeeyay ee dhismaha Xukumadda

Isniin: July 25, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Hamse Cabdi Barre, ayaa sii wada wadatashiyada ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Madxweynaha Puntland “ runtii waa xanuun nagu haya anaga oo u jeedna dadkeena inay maciishadii ku korortey, haddana aan waxba laga qaban karin

Isniin: July 25, 2022 Madxweynaha Dowladda Soomaaliyeed ee Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa markii u horeysey qirey…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamad dalbatay in Telefishiinka toos looga baahiyo dilka lagu fulinayo nin haweeney dilay

Isniin: July 25, 2022 Maxkamad ku taalla dalka Masar ayaa ku baaqday in sharciga wax laga baddalo…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Soomaaliya oo shir la qaatey dhigiisa dalka Masar Cabdulfataax al-Sisi

Isniin: July 25, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya ayaa shir la qaatey dhigiisa dalka Masar Cabdulfataax al-Sisi oo uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Milatariga Myanmar oo xukunnno dil ah fuliyey

Isniin: July 25, 2022 Madaxa xuquuqul insaanka ee Qaramada Midoobay ee Myanmar James Rodehaver, ayaa mas’uuliyiinta militariga…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidanka Haramacad oo ku biiray Howlgalada ka dhan ka ah Al-shabaab ee ka socda Xuduudka

Isniin: July 25, 2022 Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Hirshabeelle, Yuusuf Axmed Hagar ayaa maa soo sagootiyay ciidamo…

Posted in WARARKA MAANTA

Ku dhawaad 30 qof oo ku dhintay bas ku dhacay webi ku yaalla bartamaha dalka Kenya

Isniin: July 25, 2022 Ugu yaraan 30 qof ayaa geeriyootay kadib marki bas ay saarnaayeen uu ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaaradda Afrika oo lagu tilmaamaa iney tahay tan ugu faqiirsan dunida 10 Dal ee ugu Qanisan afrika

Isniin: July 25, 2022 Qaaradda Afrika ayaa lagu tilmaamaa iney tahay tan ugu faqiirsan dunida, iyada oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga La Dagaalanka musuqmaasuqa Oo Ka Warbixiyay Shaqadii u Qabsoontay

Isniin: July 25, 2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Nudane Sheekh Adan Mohamed Nur Madobe, ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Soomaaliya oo Xalay la Kulmay Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya C/qaasim Salaad xasan

Isniin: July 25, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Axmed Cabdi oo Dhawaan Dilay Taliya Ku Xigeenkii NISA ee Galmudug oo Dil Toogasha ah lagu Xukumay

Isniin: July 25, 2022 Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya qeybta 21-aad ayaa u fariisatay kiiska Askari…

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaali aroos Dhiganaysay oo lagu dilay toogasho ka dhacday Mareykanka

Isniin: July 25, 2022 Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya toogasho ka dhacday magaallo ku taallo Mareykanka,…