Category: WARARKA MAANTA
Dalka Lithuania oo qaadday xayiraad ay Moscow horay saartay
Sabti: July 23, 2022 Lithuania ayaa qaadaysa xayiraadii ay saartay gaadiidka tareenada alaabaha qaada ee ka soo…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo dalka dib ugu soo laabtay.
Sabti: July 23, 2022 adaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb-galay Shir-Madaxeedka dalalka ku mideysan Dalladda…
Baarlamaanka Puntland oo su’aalo waydiiyay Wasiirada Garoomada iyo Kan Dekadaha
Sabti: July 23, 2022 Xildhibaanad Golaha Wakiilada ee Puntland ayaa kalfadhigoodi 50aad kula xisaabtamaya golaha xukuumadda ee…
Bangiga Horumarinta Afrika (oo oggolaaday deeq lacageed oo dhan 5.4 milyan oo Doollarka lagu taageero Soomaaliya
Sabti: July 23, 2022 Bangiga Horumarinta Afrika (AfDB) , ayaa oggolaaday deeq lacageed oo dhan 5.4 milyan…
Guddoomiyaha degmada Yeed oo faahfaahin ka bixiyay khasaaraha dagaaladii ka dhacay Bakool iyo xadka
Sabti: July 23, 2022 Guddoomiyaha deegaanka Yeed ee gobolka Bakool Cabdisalaan Duwane Cumar oo ka hadlay dagaalo…
Midowga Afrika oo dalbaday in Soomaaliya Laga qaado cunaqabateen Hubka
Sabti: July 23, 2022 Guddoomiyaha Guddiga Amniga iyo nabadda ee Midowga Africa Cabdi Maxamud Haybe oo sheegay…
Hogaamiyayaasha Afrika oo soo dhaweeyay heshiis ay gaareen Ukraine iyo Ruushka
Sabti: July 23, 2022 Hogaamiyayaasha Koonfur Afrika iyo Ivory Coast ayaa soo dhaweeyay heshiis ay kala saxiixdeen…
Guddoomiyaha Gobalka Hiraan oo digniin adag u diray Galmudug
Sabti: July 23, 2022 Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa digniin culus u diray maamul Goboleedka…
Ruushka iyo Ukraine oo Magaalada Istanbul ku kala saxiixday heshiis
Sabti: July 23, 2022 Turkiga, Qaramada Midoobay, Ruushka iyo Ukraine ayaa magaalada Istanbul ku kala saxiixday heshiis…
Gudoomiyaha Gobolka Bakool oo ka hadlay Khasaaraha ka dhashay Dagaaladii ka dhacay Bakool
Sabti: July 23, 2022 Gudoomiyaha Gobolka Bakool Maxamad Cabdi Tahliil ayaa ka hadlay Dagaaladii ka dhacay maalmihii…
Madaxweyne Xasan oo Maanta Dalka dib ugu soo laabanaya
Sabti: July 23, 2022 Madaxweyne Soomaaliya Hassan Sheikh Maxamuud ayaa Maanta Dalka dib ugu soo laabanaya ka…
Urur Goboleedka IGAD oo war kasoo saartay xaaladda ABAARTA Soomaaliya
Sabti: July 23, 2022 War kasoo baxay Urur Goboleedka IGAD ayaa waxaa looga hadlay xaaladda dalal ay…