Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Axmed Madoobe oo Magacaabay Laba Degmo Cusub oo Lagu Soo kordhiyay Jubaland

Talaado: July 19, 2022 Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa xeer Madaxweyne kusoo saaray labo degmo…

Posted in WARARKA MAANTA

lhaan Cumar oo jawaab aad lala yaabay siisay haweeney ku tilmaantay inay argagixisada taageerto

Talaado: July 19, 2022 Qaar ka mid ah warbaahinta reer Galbeedka ayaa maalmihii lasoo dhaafay tebinayay dagaal…

Posted in WARARKA MAANTA

Waddamada Geeska Afrika waxaa ku dhufatay abaarta ugu xumeyd oo muddo 40 sana ah soo marta.

Talaado: July 19, 2022 Waddamada Geeska Afrika waxaa ku dhufatay abaarta ugu xumeyd oo muddo 40 sana…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Dowladda iyo kuwa Galmudug oo gacanta kusoo dhigay eedeysanihii dilay Taliye Kuxigeenka Nisa Ee Galmudug

Talaado: July 19, 2022 Ciidamadda Dowladda iyo kuwa maamulka Galmudug ayaa soo qabtay soona bandhigay Axmed Dhagadheere…

Posted in WARARKA MAANTA

Xilliga Kenya ay bilaabeyso khaadkii u soo dhoofin jirtay Soomaaliya oo la shaaciyay

Dowladda Kenya ayaa lagu wadaa inay dhoofinta Qaadka ee loo dhoofinayo Soomaaliya, bilowdo maalinta Jimcaha ah ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Puntland oo Wakiilo ka socda Beesha Caalamka kala hadlay Abaaraha

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga cusub ee Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Wafdi…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka Koonfur Galbeed oo sheegay in Dad Reer Baydhabo ah ku dhaawacmeen diyaaradda burburtay

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dowlad Goboleedka koonfur Galbeed Ilyaas Cali Nuur ayaa sheegay in diyaaradda ay laheyd Shirkadda…

Posted in WARARKA MAANTA

Suudaan oo dib u furtay xudduuda ay la wadaagto Itoobiya

Suudaan ayaa dib u furtay marinka xudduuda ah ay la wadaagto Itoobiya kadib markii ay xirtay bishii…

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaaliya iyo Jabuuti oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka & wadashaqeynta

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Sii-hayaha Safiirka  Safaaradda Jamhuuriyadda Jabuuti…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Booliska degmada Heliwaa oo saaka howlgal ka sameeyey oo gacanta kusoo dhigay burcad hubeysan.

Isniin: July 18, 2022 Ciidamada Booliska Soomaaliya iyo mas’uuliyiinta maamulka degmada Heliwaa oo saaka howlgal ka sameeyey…

Posted in WARARKA MAANTA

Midowga Yurub oo Azerbaijan kala hadleysa xal u helista dhibaatada Gaaska

Isniin: July 18, 2022 Madaxa Komishinka Yurub Ursula von der Leyen ayaa Isniinta maanta ah u safreysa…

Posted in WARARKA MAANTA

Gudoomiyaha Gollaha Shacabka oo ka tacsiyeeyey dadkii ku dhintay qarixii ka dhacay magalada Jowhar

Isniin: July 18, 2022 Ku simaha madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Sheekh  Aadan Maxamed…