Category: WARARKA MAANTA
P.M Xamse ma Wuxuu Jabiyay Qodob Dastuuri ah Madaama uu dhaafay Xiligii loogu Talagalay inuu Wasiiro Kusoo Dhiso?
Axad: July 17, 2022 Waxaa saacadihii la soo dhaafay xoogeysatay dood ku saabsan mudada uu Ra’iisul Wasaare…
Ictiraafka Somaliland: Sharci ay ku faraxday Somaliland ayayay meel mariyeen xildhibaannada Mareykanka.
Axad: July 17, 2022 Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday Madaxbannaanida ee Somaliland ayaa soo…
Taliya NISA oo Safar ka Dhan ah Axmed Madoobe uu aaday Kenya
Axad: July 17, 2022 Agaasimaha NISA Mahad Salaad ayaa usocdaalaya dalka Kenya, maalin markii ay labada Madaxweyne…
Madaxii hay’adda socdaalka iyo jinsiyadaha ee dowladda federalka Soomaaliya u fadhiyay magaalada Gaalkacyo oo la Dilay
Axad: July 17, 2022 Wararka naga soo gaaraya Waqooyiga gobolka Mudug oo ay ka arrimiso maamulka Puntland…
Ra’iisul wasaare Xamse oo la kulmay Saraakiil sare oo ka socota Howlgalka ATMIS
Axad: July 17, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku xigeenka…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo dalalka Carabta ka codsaday wax-kaqabashada Abaaraha ka jira Soomaaliya
Axad: July 17, 2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa kulan la qaatay…
Dab khasaare geeystay oo ka kacay qeeyba ka mid ah dalalka yurub
Axad: July 17, 2022 Kumanaan dab-damis ah ayaa la tacaalaya dabka ka socda dalalka Portugal,Spain iyo Koonfur-galbeed…
Qarax xoogan oo daqiiqado ka hor ka dhacay magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Hir-shabeelle.
Axad: July 17, 2022 Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax xoogan oo daqiiqado ka hor ka…
Askar Masaari ah oo nolasha lagu aasay
Axad: July 17, 2022 Warbaahinta Israa’iil ayaa shaacisay beerta dalxiiska ee ku taallo deegaanka Lahran oo ka…
Kaneeco sabab u noqotay in la xiro in la qabto tuug guri jabsaday
Axad: July 17, 2022 Booliiska dalka Shiinaha ayaa sheegay in ay qabteen tuug kadib markii ay DNA-giisa…
Jabuuti ma waxay ka niyad xumaatay xiriirka Soomaaliya ay la yeelatay Eritrea?
Axad: July 17, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasha rasmi ah ku maraya…
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Ka Qeybgalay Xuska Afgambigii Dhicisoobay Ee Turkiga
Sabti July 16, 2022 Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka, Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa ka qayb galay munaasabad lagu…