Category: WARARKA MAANTA
Arrinta Mo Farah oo waji cusub yeelatay iyo booliska oo baaritaan billaabay
Khamiis: July 14, 2022 Waxaa xalay UK laga sii daayay muuqaal dukumintari ah oo laga sameeyay orodyahanka…
Xasan Sheekh oo ilmeeyey markii uu la kulmay waalidiinta askarta la geeyey
Arbaco: July 13, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay ka soo laabtay safar uu ku…
Weeraryahanka Leeds United oo la filayo inuu u safro dhanka kooxda Barcelona
Arbaco: July 13, 2022 Weeraryahanka kooxda Leeds United ee u dhashey dalka Brazil, oo la yiraahdo Raphinha,…
Dhaqtar la xirey kadib markii lagu eedeeyey inuu kufsaday bukaan suuxsan, intii lagu guda jirey hawlgal qalliin
Arbaco: July 13, 2022 Dhaqtar suuxdin, ayaa la xirey subaxnimadii Isniinta, kadib markii lagu eedeeyey inuu kufsaday…
Dibad-baxayaal carreysan oo xoog u galay Xafiiska R/wasaaraha Sri lanka
Arbaco: July 13, 2022 Kumanaan dibad-baxayaal ah oo ka soo horjeeda dowladda Sri Lanka ayaa gudaha u…
Booliiska Koonfur Afrika oo ku raad joogga dad loogga shakisan yahay iney xadeen Suunka horyaalnimada adduunka ee Feerka.
Arbaco: July 13, 2022 Booliiska dalka Koonfur Afrika, ayaa ku raad joogga baadigoobka dad loogga shakisan yahay…
Pope Francis oo magacaabay guddi ka kooban saddex dumar ah laba sooro ah iyo qof caadi ah
Arbaco: July 13, 2022 Pope Francis ayaa magacaabay magacaabay guddi ka kooban saddex dumar ah — laba…
Dowladda Britain oo, sheegtay in orodyhanka caanka ah ee Mo Farah uu dhiiri gelin u yahay bulshada Britain oo dhan
Arbaco: July 13, 2022 Dowladda Britain ayaa qoraal ay soo saartey ku sheegtay in orodyhanka caanka ah…
Biden oo Bariga Dhexe ku maraya safar dhallin kara xiriir ay yeeshaan Saudi Arabia iyo Israel
Arbaco: July 13, 2022 Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa maanta gaaray Israel isaga oo billaabay safar muhiimad…
Muwaadiniinta Sri Lankan ee ku nool Maldives oo sameeyay mudaaharaadyo ay ku dalbanayaan in ay joojiso gabbaadka ay siisay madaxweynaha Sri Lanka ee baxsadka ah
Arbaco: July 13, 2022 Muwaadiniinta Sri Lankan ee ku nool Maldives ayaa sameeyay mudaaharaadyo ay ku dalbanayaan…
War ka soo kordhay xanuunkii halista ahaa ee ka dillaacay Tanzania
Arbaco: July 13, 2022 Saraakiisha caafimaadka ee Tansaaniya oo baaraya cudur ka dillaacay koonfurta ayaa sheegay in…
Dowladda Itoobiya oo xabsiga dhigtay madaxii hay’adda gargaarka dalkaas
Arbaco: July 13, 2022 Booliiska dalka Itoobiya ayaa sheegay in madaxii hay’adda gargaarka ee dowladda dalkaasi la…