Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump iyo weerarkii Ruushka ee Ukriane iyo wax xigi doona

Hoggaamiyeyaasha Yurub ayaa booqan doona Mareykanka Isniinta ama Talaadada si ay uga wadahadlaan siyaabaha loo joojin karo…

Posted in WARARKA MAANTA

Dugsiyada Soomaaliya oo Taleefoonnada Casriga ah laga Mamnuucay Ardayda

Mamnuucidda taleefoonnada casriga ah ee dugsiyada Soomaaliya waxay ka dhigan tahay in ardaydu aanay soo qaadan karin…

Posted in WARARKA MAANTA

Japan oo ku dhawaaqday inay aqoonsanayso dowladda Falastiin

Dowladda Japan ayaa ku dhawaaqday in ay si rasmi ah u aqoonsan doonto dowlad-madaxbanaan oo Falastiin ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxaa sabab u ah mooshinka lasheegay ee ka dhanka ah Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre

Ra’iisul Wasaaraha ayaa dalka Shiinaha uga qeyb galay Shirka 7aad ee China-Arab States Expo oo uu khudbad…

Posted in WARARKA MAANTA

Mowliidka oo si weyn looga xusay Muqdisho iyo gobollada dalka

Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho iyo gobollo badan oo ka tirsan dalka ayaa maanta si weyn looga…

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaaliya iyo Baxrayn oo ka wada-hadlay casriyaynta kaabeyaasha dhaqaalaha

Wasiirrada Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Soomaaliya iyo Boqortooyada Baxreyn, ayaa magaalada Jiddah ku yeeshay kulan doceed…

Posted in WARARKA MAANTA

Warbixin: Hay’addaha Socdaalka & NIRA oo soo saartay go’aamo cusub oo saameyn ku yeelan doona Baasaboorada iyo Safarka Gudaha

QOL – Muqdisho, August 6, 2025 – Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya iyo Hay’adda NIRA ayaa maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiir Roobow “Luuqadaha lagu tarjumayo khudbadaha maalmaha Xajka waxaa lagu soo daray luuqada Soomaaliga”

Muqdisho – Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS Muqtaar Rooboow Cali ayaa sheegay in luuqadaha lagu tarjumayo…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxay yihiin Shuruudaha cusub ee Xajka ee Sacuudiga soo saaray?

Sacuudi Carabiya ayaa sanadkan shuruudo cusub ku xirtay gudashada waajibaadka xajka, iyadoo ujeedkeedu yahay in la xakameeyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxay tahay sababta ku kaliftay dhallinyaro tahriib tagay Aljeeriya in ay dib ugu noqdaan Soomaaliya ?

Dalka Aljeeriya waxaa uudhawaanahan ahaa meel ay soo beegsadaan oo ay soo galaan muhaajiriinta u tahriibaya dalalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha aqalka sare oo la kulmay guddoomiyaha golaha federaalka ee Baarlamaanka Ruushka

Moscow – Guddoomiyaha aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdi heer…

Posted in WARARKA MAANTA

Shirweynaha Qaran ee maareynta hubka oo Muqdisho ka furmay

Muqdisho – Xafiiska Amniga Qaranka ayaa maanta shir soconaya muddo labo cisho ah oo looga hadlayo maareynta…