Category: WARARKA MAANTA
Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo gaaray Itoobiya.
Isniin: Jun 20 2022 Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Maxamuud Cabdi Xasan Pekos iyo wafdi…
Dowladda Soomaaliya oo UNHCR kala hadashay wax ka qabashada abaaraha.
Isniin: Jun 20 2022 Amb. Maxamad Abdi Afeey oo ah Ergeyga Hay’adda Qaxootiga Aduunka ee UNHCR u…
Ra’iisul wasaaraha magacaaban oo kulamo gaar gaar ah la qaatay Xildhibaanada Somaliya
Axad: June 19, 2022 Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee Soomaaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa kulamo gaar ah la…
Dagaalka Ukraine oo laga digay in uu sii socon karo sanado badan
Axad: June 19, 2022 Hogaamiyeyaasha reer galbeedka ayaa ka digaya in dagaalka Ukraine uu sii socon karo…
Xildhibaan Saadaq Joon, Wasiir Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Axmed Macalin Fiqi oo si jees jees ah ugu jawaabay Kulane Jiis
Axad: June 19, 2022 Falcelin xoog leh ayaa ka dhalatay cabasho ka soo yeertay Xildhibaan Cabdullahi Kulane…
Faransiiska oo oo u codeynaya wareegii ugu dambeeyay ee doorashada baarlamaanka dalkaasi
Axad: June 19, 2022 Faransiiska ayaa maanta oo Axad ah u codeynaya wareegii ugu dambeeyay ee doorashada…
Duqa Muqdisho oo Hay’adda IOM kala hadlay wax u qabashada dadka kasoo barakacay Abaarta
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta u ambabaxay dalka Imaaraadka Carabta
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo martiqaad rasmi ah…
Puntland oo xukun ku riday rag loo heysto dilka Wiil Dhalinyaro ah
Maxkamadda Darajada 1aad ee Magaalada Qardho ee dowlad Goboleedka Puntland ayaa Maanta oo Axad ah waxaa ay…
Kenya oo Shaacisay xilliga Soomaaliya ay Fasaxeyso Jaadka
Dowladda Kenya ayaa shaacisay xog ku saabsan xilliga dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ay fasaxeyso qaadka (…
Maareeyaha Maamulka iyo Amniga Garoonka Aadan Cadde oo qaabilay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya
Axad: June 18, 2022 Maareeyaha Maamulka iyo Amniga Garoonka Aadan Cadde Maxamuud Gureey oo ay wehlinayeen Maareeye…
Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo la kulmay safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya
Axad: June 18, 2022 Wasiirka wasaaradda Gaashaandhiga xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa magaalada Muqdisho…