Category: WARARKA MAANTA
Mareykana oo Somalia ka taageeraya Arrimaha Abaaraha & Amniga
Talaado: June 14, 202 Wasaaradda Arrimaha Debedda ee Maraykanka ayaa faahfaahin ka bixisay safarkii ay Kaaliyaha Xoghayaha…
Muuse Biixi oo ka hadlay khilaafka la xiiriira doorashooyinka Somaliland
Talaado: June 14, 202 Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay markiisii ugu horreysay khilaafka xoogeystay…
Weeraro ka dhacay qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir Xalay fiidkii
Talaado: June 14, 202 Faah faahino kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weeraro xalay…
Ra’iisul wasaaraha Canada oo laga helay Xanuunka Covid-19
Isniin: June 13, 2022 Raiisel wasaaraha Canada Justin Trudeau ayaa sheegay in baaritaan lagu sameeyay ka dib…
Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo qaabishay Wafdi ka socda Hay’adda WHO
Isniin: June 13, 2022 Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka, Agaasimaha Guud iyo Qeybaha Wasaaradda ayaa qaabilay Wafdi ballaaran oo…
Ergeyga Abaaraha oo kulan la yeeshay ku-xigeenka Wasiirka arrimaha dibedda Maraykanka
Isniin: June 13, 2022 Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan arrimaha gurmadka abaaraha…
Muwaadiniinta Israa’iil ee jooga Istanbul ee dalka Turkiga oo loo sheegay in ay ka baxaan dalka Turkiga
Isniin: June 13, 2022 Muwaadiniinta Israa’iil ee booqanaya maaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa loo sheegay in…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Danjireyaasha Soomaaliya u fadhiya dalalka Caalamka
Isniin: June 13, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay qaar…
Wasiirka Wasaaradda maaliyadda Cabdiraxmaan Bayle oo sheegay in Ciidamada Mushaarkooda ay diyaar yihiin
Isniin: June 13, 2022 Wasiirka wasaaradda maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa shaaca ka qaaday lacagta ku jirtay…
Dibadbaxyo weli ka socda Hindiya oo looga horjeedo aflegaadaynta Nebiga
Isniin: June 13, 2022 Waxaa dalka Hindiya kasii socdaa dibadbaxyada looga soo horjeedo hadallo lagu tilmaamay kuwa…
Lacagta Jabaan ee yen-ka oo ka hoos martay Doollarka
Isniin: June 13, 2022 Lacagta Jabaan ee yen-ka ayaa gaartay heerkeedii ugu hooseeyey marka loo eego Doolarka…
Dhallinyarada Afrika ma ku qanacsan yihiin dowladahooda ?
Isniin: June 13, 2022 Sahano iyo cilmi baaris cusub oo la sameeyey ayaa lagu ogaaday in saddex…