Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyn Xasan Shiikh iyo Lafta gareen oo xariga ka jaray xarun lagu soo kordhiyay Madaxtooyada Koofur galbeed

Talaado: May 31, 2022  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur galbeed Cabdicasiis Xasan…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Xasan oo si weyn loogu soo dhoweeyey Baydhaba, shaaciyeyna qorshihiisa

Talaado: May 31, 2022  Madaxweynaha cusub ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Siihayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ahna Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda oo ku qaabilay Muqdisho Safiirka Shacbiga Shiinaha ee Soomaaliya.

Talaado: May 31, 2022 Siihayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ahna Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Balal…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaramada Midoobay oo walaac ka muujisay abaarta ka jirta deegaanada KGS

Talaado: May 31, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud safarka uu maanta ku tagay Magaalada Baydhabo, waxaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamo Ruush oo ay Ukraine Maxkamadeysay

Talaado: May 31, 2022 Maxkamad ku taal Ukraine ayaa Labo askari oo Ruush ah ku xukuntay 11…

Posted in WARARKA MAANTA

Todd Boehly oo ah nin maal qabeen ah oo ugu dambeyntii si rasmi ah u soo gabagabeeyay la wareegista kooxda Chelsea

Talaado: May 31, 2022 Shirkad Clearlake Capital oo uu hogaamiyo Todd Boehly oo ah nin maal qabeen…

Posted in WARARKA MAANTA

Sheekh Cali Warsame Xasan oo maanta Burco lagu aasay

Talaado: May 31, 2022 Alle ha u naxariistee waxa maanta magaalada Burco lagu aasay Sheekh Cali Warsame…

Posted in WARARKA MAANTA

Qiimaha shidaalka aduunka oo mar kale aad sare u kacay

Talaado: May 31, 2022 Qiimaha Shidaalka ayaa sare u kacay ka dib markii madaxda Midowga Yurub ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamad 15 sano oo xabsi ah ku xukuntay musharaxii hore ee madaxweynaha Masar

Talaado: May 31, 2022 Maxkamad ku taalla waddanka Masar ayaa Axadii xabsi dheer ku xukuntay musharrixii hore…

Posted in WARARKA MAANTA

DEG-DEG Madaxweyne Hassan Sh Mohamoud oo Hadda Baydhabo ka degay Iyo Soodhawaynta.

Posted in WARARKA MAANTA

Somaliland oo Puntland ugu digtay in ay joojiso dhaqdhaqaaqa ay ka wado Buuhoodle

Talaado: May 31, 202 Xukuumadda Somaliland ayaa ku hanjabtay inay tallaabo ka qaadi doonto dhigeedi Puntland, xili…

Posted in WARARKA MAANTA

Nin Soomali ah oo si layaab leh lacag badan looga dhacay

Talaado: May 31, 202 Faarax Bashir ayaa wali layaaban khayaanada ay burcada interneetka, ay gebi ahaanba ku…