Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaaliya & Turkiga oo wada saxiixday heshiis ku saabsan horumarinta Hydrocarbons-ka

Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Kheyraadka Macdanta Dowladda Federaalka Soomaliya Mudane H.E. Abdirizak Omar Mohamed iyo Wafdi…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiir Fiqi oo guddoomiyay kulan heer Wasiir ah oo ay ka soo qeyb galeen Hey’adaha OCHA iyo FOA

Muqdisho – Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Daah-furey Machadka Cilmi baarista ee (IRAD INSTITUTE)

Baydhabo – Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta Daah-furey Machadka Cilmi baarista…

Posted in WARARKA MAANTA

Qodobo kasoo baxay shir ay Muqdisho ku yeesheen culimada Soomaaliyeed

MUQDISHO — Magaalada Muqdisho ayaa waxaa shalay lagu soo gagabeeyay shir ay isugu yimaadeen qaar ka mid ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaaliya oo si rasmi ah uga mid noqotay ururka EAC

ARUSHA — Beesha dhaqaalaha ee Bariga Africa ayaa maanta rasmi ah ugu dhowaaqday inay Soomaaliya ka mid tahay…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne kuxigeenka America Kamala Harris oo ku baaqday xabad-joojin ka dhaqan gasha Gaza

WASHINGTON — Madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka Kamala Harris ayaa Axadii ku baaqay “xabad joojin degdeg ah” oo ka hirgasha…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Wasaaradda Arrimaha Dibedda Dowladda Britain

Muqdisho — Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiir Fiqi” Wasaaradda Arrimaha Gudaha waxaa ay dajisay qorshe dhab u heshiisiin loogu sameynayo Bulshada,”

Wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi oo hadal kooban ka jeediyay furitaanka shirka…

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaaliya xubin rasmi ka noqotay Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha ee Bariga Afrika

Muqdisho — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah xubin uga noqotay Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha ee Bariga…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Xanaanada Xoolaha XFS oo kulan la qaatay Wafdi ka Socday Hay’adda Cuntada iyo Beeraha ee Qaramada Midoobay

Muqdisho – Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa XFS oo kulan la qaatay Wafdi ka Socday Hay’adda…

Posted in WARARKA MAANTA

20-qof oo gaajo ugu geeriyootay gobolka Amxaarada ee Itoobiya

Addis ababa – Dagaalada ka socda gobolka Amxaarada ee itoobiya ayaa sababay dhimashada ku dhowaad 20 qof…

Posted in WARARKA MAANTA

Minister of Finance opens 1st Review of the ECF-Supported Program with the IMF

Nairobi – The Minister of Finance of the Federal Government of Somalia, H.E Bihi Iman Egeh opened…