Category: WARARKA MAANTA
Taliyaha AFRICOM oo walaac ka muujiyay weerarada Al-Shabaab ee kordhay
Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee Qaarada Afrika ee loo yaqaano (AFRICOM) Stephen Townsend ayaa sheegay in madaxweynaha 46-aad…
Dhimasho & dhaawac ka dhashay weerar ka dhacay DDS
Maleeshiyaad hubeysan ayaa weeraray Dhalinyaro Xoolaleey ah oo ku sugnaa degaanka Qabalaha Ari-Qaruuf ee Gobalka Qoraxay ee…
C/nuur Darmaan “Adduunku, wuxuu indhaha ku hayaa sida ay ku soo baxayaan xildhibaanada cusub..”
Jimce, 18 Maarso [Qaranimo Online] C/nuur Darmaan ayaa sheegay inuu musharax u yahay xilka madaxtinimada Soomaaliya, isaga…
Isbedel ku yimid mowqifkii Qoor Qoor ee doorashada kadib tallaabo uu qaaday
Khamiis: March 17, 2022 Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) oo ka hadlayay xaflad ka dhacday…
Dhallinyaro adeegyo Waxbarasho lacag la’aan ah ka hirgeliyay Guriceel
Khamiis: March 17, 2022 Dallada Baraarug oo ah dalad ay ku mideeysanyihiin dhallinyaro aqoonyahanno iyo ganacsato reer…
Dhismaha Waddada Ex-koontarool Balcad iyo KM-0 oo meel wanaagsan maraysa
Khamiis: March 17, 2022 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish)…
Xirfadlayaal caafimaad oo tababar loo soo gabogabeeyay
Khamiis: March 17, 2022 Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Qaybta Nafaqada ayaa soo…
Puntland oo soo bandhigtay Magacyada musharrixiinta lix kursi
Guddiga Doorashooyinka Maamulka Puntland ayaa shaaciyey musharraxiinta utartamaya lixda kursi ee doorashadoodu ku dhinayd magaalada Garoowe, kuwaas…
Maxay ka wada hadleen RW Rooble & Ergayga gaarka ah ee Afrika u qaabilsan Shiinaha?
Ra’iisul Wasaaraha Xuluumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga gaarka ah ee Dowladda China…
Xubno katirsan Guddiga xalinta khilaafaadka oo gaaray Kismaayo
Xubno ka mid ah Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Dadban ayaa safar shaqo ku gaaray Dowlad Goballeedka Jubbaland…
Galmudug & Hay’adaha Caalamiga ah oo ka wada hadlay waxka qabashada Abaaraha
Madaxweyne Kuxigeenka dowlad Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid oo maalmahan ku sugan Magaalada Nairobi ee dalka Kenya…
Ciidamada Puntland oo dagaal kula wareegay degaano dhowr ah
Ciidamada kala duwan ee katirsan kuwa difaaca Dowlad Goboleedka Puntland ayaa weerar ku qaaday saldhigyo ay ku…