Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Cristiano Ronaldo oo rikoor cusub jebiyay Xalay waxa uuna dhaliyay Saddex Gool Ronaldo

Axad March 13, 2022 Xiddiga Manchester United ee Cristiano Ronaldo ayaa dhaliyay seddexley cajiib ah kulankii ay…

Posted in WARARKA MAANTA

DFS oo ka hadashay duqeyn uu Mareykanka ka geystay deegaanka Wabxo

Axad March 13, 2022 Mid ka mid Diyaaradaha Mareykanka kuwooda aan duuliyaha laheyn waxaa ay xalay duqeyn…

Posted in WARARKA MAANTA

Musharax Madaxweyne Daahir Geelle “Qofka doorashooyinka boobaya waa qof aan isku kalsoonayn oo aaminsan in uusan rabitaanka dadkiisa kasban karin”

Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa farriin u diray Xildhibaanada cusub ee lagu doortay gobolada dalka, kuwaasoo…

Posted in WARARKA MAANTA

Koonfur Galbeed oo Shaacisay jadwalka kuraastii ugu dambeysay ee golaha Shacabka

Guddiga doorashada Koofur Galbeed ayaa shaaciyay qabashada 7 kursi oo ka mid ah kuraasta taala Magaalada Baydhabo.Doorashada…

Posted in WARARKA MAANTA

Dab xoog leh oo ka kacay Kyiv

Bakhaar cuntada lagu kaydiyo oo ku yaalla Kyiv ayaa dab qabsaday ka dibs markii ay ciidamadda ruushka…

Posted in WARARKA MAANTA

Hirshabeelle oo shaacisay jadwalka qabashada doorashada Afar Kursi

Guddiga doorashada Hirshabeelle ayaa shaaciyay qabashada 4 kursi oo ka mid ah kuraasta Deegaan doorashada labaad ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Xiisada Gaalkacyo oo Xal Hordhac ah laga gaaray, Ciidanka oo ku Laabtay

  Sabti: March 12, 2022 Heshiis Horudhac ah ayaa Caawa laga gaaray Xiisada ka taagneyd Magaalada Gaalkacyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Hir-shabeelle oo soo gudbisay xiliga la qabanayo doorashadooda kuraas ah

  Sabti: March 12, 2022 Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Heer Maamul Goboleed ee Hir-shabeelle ayaa soo gudbiyay liiska…

Posted in WARARKA MAANTA

Muxuu Aqalka cad ee Mareykanka ugu yeeray dadka isticmaala TikTok?

  Sabti: March 12, 2022 Sida laga soo xigtay Washington Post, Saraakiisha Aqalka Cad ayaa martigeliyay kulan…

Posted in WARARKA MAANTA

Tiradda Rasmiga ah ee ajaaniibta ka qeybgaleysa dagaalka Ukaraine

  Sabti: March 12, 2022 Ku dhowaad 20,000 oo mutadawiciin ajaanib ah, ayaa isku diiwaan galiyey iney…

Posted in WARARKA MAANTA

QM oo dalbatay Lacago dheeri ah oo Soomaaliya lagu taageero

  Sabti: March 12, 2022 Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ayaa sheegtay Jimcihii inay u baahan…

Posted in WARARKA MAANTA

Somaliland oo eedeyn u jeedisay Soomaaliya

  Sabti: March 12, 2022 Taliyaha Ciidamada Booliiska Xukuumadda Somaliland Maxamed Aadan Saqadhi Dabagale, oo ka hadlayay…