Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

30 ruux oo ku dhintay Qarax Is-miidaamin ah oo ka dhacay Masjid ku yaalla Pakistan

Sabti: March 5, 2022 Ugu yaraan 30 ruux ayaa ku geeriyooday, halka tiro intaasi ka badan ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Koox hubeysan oo Beledweyne ku dishay Sarkaal Boolis ah.

Sabti: March 5, 2022 Allah ha unaxariistee waxaa magaalada Beledweyne si gaar ah xaafada Holwadaag ee Magaaladaas…

Posted in WARARKA MAANTA

Wafdi uu hoggaaminayo M/weyne Farmaajo oo ku wajahan Dooxa.

Sabti: March 5, 2022 Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta oo Sabti ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Koofur galbeed oo shaacisay jadwalka doorashada lix kursi.

Sabti: March 5, 2022 Guddiga Maamulka doorashooyinka Koofur galbeed ayaa maanta shaaciyay jadwalka doorashada kuraas lix ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddigii uu RW Rooble u magacaabay xaaladda Garbahaarey oo hadlay.

Sabti: March 5, 2022 Guddiga Qiimeynta Xaaladda deegaan doorashada labaad ee Jubaland ee Garbahaarreey ee uu magacaabay…

Posted in WARARKA MAANTA

Galmudug oo soo saartay Guddiyada soo xulaya kuraas taala Gaalkacyo.

Sabti: March 5, 2022 Guddiga maamulka doorashada Galmudug ee SEIT ayaa soo saaray jadwalka doorashada kuraas deegaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Aqal Cad ee Mareykanka oo ka hadlay sanatar ku baaqay in la dilo madaxweyne Putin

Sabti: March 5, 2022 Aqalka Cad ee dalka Mareykanka ayaa dhaleeceeyay senetar ka tirsan xisbiga Jamhuuriga oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasaaradda Qorsheynta Qaranka oo tababar u qabtay 25 shaqaalo ah

khamiis: March 3, 2022 Agaasinka Kormeerka iyo Qiimeynta ee Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowladda Federaalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Howlgalka AMISOM oo dhammaanaya 31-ka Maarso

khamiis: March 3, 2022 Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ee AMISOM ayaa sheegay maanta inuu ku egyahay…

Posted in WARARKA MAANTA

Putin oo sheegay in weerarka Ukraine uu ku socdo qorshe la jeexay.

khamiis: March 3, 2022 Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa sheegay in hawlgalkiisa khaaska ah ee Milatari, laakiin…

Posted in WARARKA MAANTA

Shirkadda labaad ee ugu wayn shidaal qodista Ruushka oo dalbatay in dagaalka la joojiyo..

khamiis: March 3, 2022 Shirkadda labaad ee ugu wayn shidaal qodista Ruushka ee lagu magaacabo Lukoil ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Galmudug oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Gaalkacyo

khamiis: March 3, 2022 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye, oo safar shaqo ku tegay…