Category: WARARKA MAANTA
Koox hubeysan oo xalay weerar ku qaaday fariisin ciidamada dowladda ay ku leeyihiin Hilwaa.
Arbaco: March 2, 2022 Wararka laga helayo degmada Hilwaa ee Gobolka Banaadir waxaa ay sheegayaan in xalay…
Diiwaangelinta Musharixiin u tartameysa kuraas lix ah oo Baydhabo ka bilaabaneysa.
Arbaco: March 2, 2022 Guddiga maamulka doorashada Koonfur Galbeed ayaa lagu wadaa in maanta la Maanta oo…
Puntland oo shaacisay Guddiyada soo xulaya 16 kursi oo taala Boosaaso.
Arbaco: March 2, 2022 – Guddiga Maamulka Doorashada Heer Dowlad Goboleed ee Puntland ayaa shaaciyey Odayaasha iyo…
Hirshabeelle oo soo saartay jadwalka doorashada kuraas golaha shacabka ah.
Arbaco: March 2, 2022 –Guddiga maamulka doorashada ee heer dowlad goboleedka Hirshabeelle waxaa ay maanta shaaciyeen jadwalka…
Ciidamada Ruushkaoo xoojiyey duqeymaha uu ka geysanayo magaalooyinka Ukraine
Arbaco: March 2, 2022 –Ciidamada Ruushka ayaa xoojiyey duqeymaha uu ka geysanayo magaalooyinka Ukraine, wuxuuna uga digay…
Ciidanka Ruushka ee diyaardaaha ka booda oo weerar ku qaaday caasimadda labaad ee Ukraine
Arbaco: March 2, 2022 Militeriga Ukraine ayaa xaqiijiyay in ciidamada dalaayadaha ku booda ee Ruushka ay weerar…
Sarkaal hub, gaadiid iyo ciidan kala goostay Ahlu-Sunna oo gaaray Dhuusamareeb
Talaado: March 1, 2022 Sarkaal firfircoon oo ka tirsanaa ciidanka Ahlu-Sunna ee ku sugan deegaanka Bohol ee…
Afrikaan ku xanibmay dhulka hoostiisa intuu socday dagaalka Ukraine.
Talaado: March 1, 2022 Ardey u dhashay Cameroon ayaa sharaxay sida isaga iyo saaxiibadiis loogu qasbay in…
Guddiga loo xil-saaray qiimeynta Garbahaarey oo qaaday tallaabadii u horeysay
Talaado: March 1, 2022 Guddigii uu Ra’iisul Wasaare Rooble u magacaabay inay ka soo talo-bixiyaan xaalada magaalada…
Safiirka Koonfur Africa ee Ukraine oo ka soo cararay Kyiva
Talaado: March 1, 2022 Safiirka Koonfur Africa ee Ukraine ayaa BBC da u sheegay in uu ku…
Warar dheerad ah oo ka soo baxaya kulankii Saciid Cabdullaahi Deni iyo Taliyihii PSF Jen. Maxamuud Cismaan Diyaano
Talaado: March 1, 2022 Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo Taliyihii uu xilka ka qaaday ee ciidanka…
Qaar ka mid ah ardaydii Soomaaliyeed ee ka qaxay dalka Ukraine oo gaaray Jarmalka.
Talaado: March 1, 2022 Qaar ka mid ah ardaydii Soomaaliyeed ee ka qaxay dalka Ukraine kadib duulaankii…