Category: WARARKA MAANTA
Dib u dhac ku yimid kuraas doorashadooda ka dhici lahayd Beledweyne + Sababta.
Sabti:February 26, 2022 Guddiga doorashada Hirshabelle ayaa shaaciyay Guddiga soo xulaya ergada saddexda kursi oo ka…
Ukraine oo sheegtay inay iska caabisay dagaal kaga yimid Ciidanka Ruushka.
Sabti:February 26, 2022 Ciidamada Ukraine ayaa sheegay in ay iska caabiyeen weerar ay ku soo qaadeen…
Midowga Afrika oo war Kasoo saaray dagaalka ka socda Ukraine.
Sabti:February 26, 2022 War qoraal ah oo Kasoo baxay Golaha Midowga Afrika ayaa looga hadlay Xiisada…
Diyaarada sido Hub iyo qalab oo ka soo ambabaxday Faransiiska waxayna ku sii jeeda Ukraine
Sabti:February 26, 2022 Diyaarada sido Hub iyo qalab ayaa ka soo ambabaxday Faransiiska waxayna ku sii…
Dagaal qaraar oo ka socda magaalada Kyiv iyo Ciidamada Ruushka oo iska cabin la kulmay
Sabti:February 26, 2022 Ciidamada Ruushka iyo Ukraine ayaa dagaallo qaraar ay maanta ku dhex-marayaan caasimadda Ukraine ee…
Mareykanka oo xayiraado dhanka socdaalka ah kusoo rogay Masuuliyiin ka tirsan DFS
Sabti:February 26, 2022 War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa lagu sheegay in…
Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Deni & Isimada Gobolka Bari?
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan la qaatay qaar ka mid ah Isimada Gobolka Bari…
Mareykanka oo muddo kadib sheegtay in uu duqeyn la beegsaday Al-Shabaab
Taliska Ciidamada Maraykanka ee qaarada Afrika ee loo yaqaano (AFRICOM) ayaa faah faahin ka bixiyay duqeyn dhinaca…
Dhimasho & dhaawac ka dhashay qarax lala eegtay Ciidamo Itoobiyaan ah
Hal askari oo Itoobiyaan ah ayaa ku dhintay labo kalana waa ay ku dhaawacmeen qarax miino oo…
Soomaaliya & Masar oo heshiis kala saxiixday
Guddoomiyaha Bankiga dhexe ee dalka Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullahi oo uu wehliyo Safiirka JFS ee Masar ahna…
Ruushka oo ku Dhawaaqay inuu Kaabayaasha Hawada Ukrain la Wareegay
khamiis: February 24, 2022 Ruushku wuxuu kudhawaaqay in uu lawareegay Kaabayasha Hawada ee Ukraine “Majirto diyaarad nala…
Ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya oo QARAX lala beegsaday
khamiis: February 24, 2022 Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa qarax khasaare kala duwan geystay…