Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Millateriga & Booliska Somalia oo howlgal wadajir ah sameeyay

Hawalgallo qorsheysan oo lagu sugayo amniga degmada Beled-Xaawo loogana hortagayo weerarada Al-Shabaab ayaa Ciidamada kala duwan ee…

Posted in WARARKA MAANTA

RW Rooble oo Shir deg deg ah isugu yeeray Saraakiisha Ciidamada

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan deg deg ah isugu yeeray hay’adaha amniga dalka,…

Posted in WARARKA MAANTA

Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo lagu qabtay Baraawe

Magaalada Baraawe oo ah Xarunta rasmiga ah ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa Maanta lagu qabtay doorashada…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka G/ Banaadir & Dowladda UK oo ka wada hadlay Areimaha Abaaraha

Guddoomiye ku xigeenka Arrimaha Bulshada Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed (jakeetti) ayaa maanta kula kulantay…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland oo soo saartay Amarro ku socda Gaadiidka noocyadiisa kala duwan

Taliyaha Ciidanka Ilaalada waddooyinka Puntland G/sare, Cabdifitaax Siciid Saleebaan (Afrikaan) ayaa sheegay in si loo ilaaliyo nafta…

Posted in WARARKA MAANTA

Kenya & Itoobiya oo ku heshiiyay inay fuliyaan howlgal ka dhan ah Al-Shabaab

Kenya iyo Itoobiya ayaa ballan qaaday in ay samayn doonaan hawlgallo ka dhan ah weerarada argagixisnimada ee…

Posted in WARARKA MAANTA

DFS oo ku dhawaaqday in lasoo Afjaray mashruucii burcad badeeda.

Arbaco: February 16, 2022 Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa dalbatay in la joojiyo Qaraarka Golaha Ammaanka…

Posted in WARARKA MAANTA

Maraykanka iyo Yurub oo Putin u diray digniin ku wajahan duulaanka Ukraine

Arbaco: February 16, 2022 Tiro ka mid ah Senatarrada Mareykanka ayaa maanta oo Arbaca ah soo saaray…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga doorashooyinka Dowlad Goboleedka Puntland oo Shaaciyay doorashada 16-kursi.

Arbaco: February 16, 2022 Guddiga doorashooyinka Dowlad Goboleedka Puntland ayaa soo saaray liiska 16 kursi oo deegaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Canada oo mar kale debcisay xayiraadaha COVID-19

Arbaco: February 16, 2022 – Dalka Canada, waxaa la khafiifiyay xayiraadaha COVID-19, sida in la isweydiiyo tallaalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Booliska Soomaaliya oo Faahfaahin ka bixiyay Weerarro iyo Qaraxyo ka dhacay Muqdisho.

Arbaco: February 16, 2022 –Afhayeenka Booliska Soomaaliyeed Cabdifatax Aadan Xasan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in…

Posted in WARARKA MAANTA

WHO oo markale ka digtay xanuunka Covid-19.

Arbaco: February 16, 2022 Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO, ayaa sheegtay inay jirto khatar ku saabsan faafitaanka…