Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga doorashooyinka oo Saddex Bilood mushaar qaadan

Waxaa uu hadalkiisa uu intaasi ku daray in Guddiga Maaliyadda doorashada oo uu dejiyay inay aheyd in…

Posted in WARARKA MAANTA

MD Farmaajo oo dib ugu soo laabtay Muqdisho

Madaxweynaha muddo xileedkiisa Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar shaqo…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxay ka wada hadleen RW Rooble & Madaxweyanaha Galmudug?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug Axmed…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Jubbaland oo Hay’adda IOM kala hadlay waxka qabashada Abaaraha

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta aqalka madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hogaaminayey Agaasimaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo Saraakiisha Ciidanka dowladda & kuwa AMISOM kala shiray Amniga

Madaxweynaha Dowlad Gobeedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa shir gudoomiyay kulanka guud ee amniga oo maanta ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Qatar oo cambaareeysay qarax ka dhacay Jubbada Hoose

Qaraxa oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa Jimcihii la soo dhaafay qabsaday Gaari HOMEY…

Posted in WARARKA MAANTA

Doorashada laba kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo lagu qabtay Jowhar

Guddiga hirgelinta doorashooyinka ee heer dowlad Goboleed ee Hir-Shabeelle ayaa Maanta oo Isniin ah waxaa Magaalada Jowhar…

Posted in WARARKA MAANTA

Xal u raadinta dhinacyadii ku dagalaamay degaanka Haraale oo billowday

Kullan ballaaran oo looga hadlayay sidii xal loogu heli lahaa dagaal Beeleedkii ka dhacay degaanka Haraale oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidanka DANAB oo howlgallo ka dhan ah argagixisada ka fuliyey deegaano dhaca J/Hoose

Isniin: February 7, 2022 Ciidanka kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee DANAB, gaar ahaan ururka 5-aad ayaa howlgal…

Posted in WARARKA MAANTA

G/Woqooyi oo shaaciyay Jadwalka Doorshada Shan kursi.

Isniin: February 7, 2022 Guddiga Maamulka Doorashada Xildhibaanadda Labada Aqal ee Somaliland ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 5…

Posted in WARARKA MAANTA

Doorshadda Kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo maanta ka dhaceeyso Jowhar.

Isniin: February 7, 2022 Waxaa maanta lagu waddaa in Magaalada Jowhar Ee casimadda Dowlad Goboleedka Hir-shabeelle ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Dad ku dhow 10 qof oo ku Geeriyooday duufaan ka dhacday Madagascar.

Isniin: February 7, 2022 Inta laxaqiijiyay 10 qof ayaa ku dhintay, halka ku dhawaad ​​48,000 oo kalana…