Category: WARARKA MAANTA
Ciidamada Maraykanka oo heegan la geliyay xilli laga cabsi qabo duulaanka Ruushka
Talaado: January 25, 2022 Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa sheegay in ay jirto “isku-duubni guud” oo ay…
Jubbaland oo Maanta billowday diiwaangelinta Musharrixiinta kuraas Golaha Shacabka
Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa maanta Magaalada Kismaaho ka bilaabay diiwaangeli…
Shir looga hadlayay Amniga oo lagu qabtay Beledweyne
Guddoomiyaha Maamulka Gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa Maanta oo Isniin ah shir gudoomiyey shir looga hadlayay…
Wafdi ka socda QM oo gaaray Magaalada Cadaado
Wafdi ka socda Hay’adaha UN-ka ee Aaramada Midoo ay ayaa maanta gaaray Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud,…
Cabdi Xaashi oo taageeray Go’aankii Xukuumadda ee Arrinta ONLF
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa bogaadiyay go’aankii Golaha Wasiirada ee ay shalay sharci…
Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka oo caqabadaha doorashada kala hadlay Safiirka Britain
Gudoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Fedeeral Muuse Geelle Yuusuf oo ay weheliyaan madaxa xiriirka caalamiga Maxamed Muuse…
Ciidamada Burkina Faso oo xiray madaxweynihii dalkaas.
Qaar ka mid ah warbaahinta caalamka ayaa xaqiijiyay in ciidamaada dalka Burkina Faso xireen madaxweynihii dalkaas Roch…
Safiirka Cusub ee Mareykanka ee Somalia oo Muqdisho soo gaaray
Waxaa Magaalada Muqdisho Maanta soo gaaray Danjiraha cusub ee Mareylanka u soo Magacaabay Soomaaliya Danjire Larry André,…
Shan magaalo oo biyaha hoostooda ku yaalla
Isniin: January 24, 2022 Magaalooyin tira badan oo ay biyuhu qariyeen ayaa daafaha dunida laga helaa, iyaga…
Caalamka oo wajahaya xasarad kalkaaliyayaasha caafimaadka ah aduunka
Isniin: January 24, 2022 Warbixin cusub ayaa ka digaysa in caalamka uu wajahayo xasarad dhanka kalkaaliyayaasha caalamka…
alshabaab oo Saakay Weerar ka gaysatay gudaha Kenya Weeraray Baabuur Badana Gubay
Isniin: January 24, 2022 Ugu yaraan 8 gaari oo kuwa xamuulka qaada ah ayaa ku gubtay kadib…
Odayaasha Dhaqanka ee Soo Dooranaysa HOP270 iyo HOP271 oo lashaaciyay
Isniin: January 24, 2022 Guddiga doorashada gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa shaaciyay magacyada odayaasha dhaqanka iyo bulshada…