Category: WARARKA MAANTA
Kooxo hubeysan oo Muqdisho ku dilay Guddoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan
Axad: January 23, 2022 Allaha u naxariiste waxaa xalay degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir lagu dilay Guddoomiyahii…
Ciidamada Dowladda oo Fashiliyay waxyaabaha Qarxa lagu soo saray
Axad: January 23, 2022 Ciidanka Xoogga Dalka ayaa khaarijiyay sida ay shegeen Horjoogihii Al-shabaab u qabaailsanaa magaalada…
Siciid Deni oo 3 cod ka helay doorashadii ka dhacday Garoowe – Yaa helay labada kale?
Sabti january 22, 2022 Doorashada Golaha Shacabka ayaa maanta ka bilaabatay maamulka goboleedka Puntland, waxaana la qabtay…
Mahdi Guuleed “ Raisal Wasaare Rooble iyo Beesha H/gidir waaka raali galinayaa hadalkii kuwa aan dhaqanka aqoon ee aflagaadeeyay H/gidir
Office Nairobi Kenya
Xeer ilaaliyaal cusub oo tababar loo furay
sabti january 22, 2022 Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka iyo Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa maanta…
Hoggaamiyaha labaad ee ugu awoodda badan Sudan oo maanta booqasho ku tagay magaalada Addis Ababa ee Dalka Ethiopia,
sabti january 22, 2022 Hoggaamiyaha labaad ee ugu awoodda badan Sudan oo Sabtida maanta ah booqasho ku…
Soomaaliya oo sanadkan dalal kale uga kor martay awoodda militariga
sabti january 22, 2022 Majalladda online-ka ah ee Global Fire Power ayaa dhawaan soo saartay liiska ay…
Mareykanka oo gargaar milateri gaarsiiyay Ukraine xilli ay cirka isku shareertay xiisadda Ruushka iyo Ukraine
sabti january 22, 2022 Shixnaddii ugu horraysay ee gargaar milateri oo uu Mareykanku ansixiyay ayaa waxa ay…
Qaramada Midoobay oo cambaareeyey duqeymo dhanka cirka ah oo lala beegsaday xabsi ku yaala Yemen
sabti january 22, 2022 Qaramada Midoobay ayaa waxa ay cambaaraysay duqeyn dhanka cirka ah oo lagu ekeeyay…
Suuqyada saamiyada Mareykanka oo wajahayo toddobaadkii ugu xumaa
sabti january 22, 2022 Suuqyada saamiyada Mareykanka ayaa waxaa ay wajahayaan toddobaadkii ugu xumaa muddo ku dhow…
Banaanbaxyo ka socda Hargeysa
Banaanbaxyo lagu taageerayo dooddii Baarlamaanka UK ee aqoonsiga Somaliland ayaa ka socda Magaalada Hargeysa.Banaan-baxaan oo lagu qabtay…
Gudoomiyaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka oo gaaray Garowe
Wafdi uu hogaaminayo gudoomiyaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada Mudane Maxamed Cawil Warsame ayaa gaaray magaalada Garowe ee…