Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Midowga Yurub oo walaac xoogan ka muujiyay mustaqbalka howl-gallada ka dhanka ah burcad-badeedda a Soomaaliya..

Isniin: January 17, 2022  Midowga Yurub ayaa walaac xoogan ka muujiyay mustaqbalka howl-gallada ka dhanka ah burcad-badeedda…

Posted in WARARKA MAANTA

Bulshada xeerkeedu yahay in afar walaalo ah ay hal xaas wada guursan karaan

Isniin: January 17, 2022 Qoyska reer Lama ee gobolka Tibet ee ee dalka Nepal ayaa 17 fac…

Posted in WARARKA MAANTA

Dhaawaca Afhayeenka Xukuumadda oo Caafimaad dibadda ah loo qaaday

Afhayeenka Xukuumadda M Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa dhaawaciisa loo qaaday dalka dibaddiisa, waxaana ku sagootiyey Garoonka Aaden…

Posted in WARARKA MAANTA

UK oo Somalia ugu deeqday lacag wax looga qabanayo Abaaraha

Dowladda UK ayaa Soomaaliya ugu deeqday in ka badan10 milyan oo dollar oo loogu talagalay in lagu…

Posted in WARARKA MAANTA

Shirka xiriirinta Gurmadka Abaaraha Gobolka Banaadir oo Maanta qabsoomay

Shirka ayaa waxaa guddoomiyay Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka Gobolka Banaadir ee Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Marwo Basma Caamir…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Bari oo Isimada kala hadlay Arrinta Boosaaso

Waxaa Maanta Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari kulan ku yeeshay Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Bari uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladaha Australia & New Zealand oo Diyaarado dagaal u diray dalka Tonga

Diyaaradaha dagaalka ee Australia iyo New Zealand ayaa loo diray dalka jasiiradaha ka kooban ee Tonga, si…

Posted in WARARKA MAANTA

DF Somalia oo faah faahisay xaaladda Caafimaad ee Mocalimuu

Waxaa aad u wanaagsan xaalada caafimaad ee afhayeenka xukuumada Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu oo shalay ku dhaawacmay…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliyaha ciidanka dhulka oo gaaray Magaalada Beledweyne

Isniin: January 17, 2022 Wafdi saraakiil ah oo Taliyaha ciidanka dhulka ee xooga dalka Jeneraal Maxamed Tahliil…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiye Ku-xigeenka Gobalka Banaadir oo kulan la qadatay Guddiga Abaaraha

Isniin: January 17, 2022 Gurmadka Abaaraha Gobolka Banaadir oo shir la qaatay Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka Gobolka Banaadir…

Posted in WARARKA MAANTA

Shey-baarka Xoolaha oo laga dhagax dhigay Galmudug

Isniin: January 17, 2022 Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta , horumarinta dhaqaalaha iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Galmudug, Cabdinaasir …

Posted in WARARKA MAANTA

Cali guudlaawe oo Shir gudoomiyay Shir looga hadlayay Amniga degaanada Hi-shabelle

Isniin: January 17, 2022 Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka Amniga Dowladda…