Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo hanjabaad adag u diray madaxda Soomaaliya

Arbaco: January 12, 2022 Dowladda Mareykanka ayaa ugu baaqday madaxda Soomaaliya inay u hoggaansamaan habraacyada arrimaha doorashada…

Posted in WARARKA MAANTA

Gantaalka halista ah ee uu si toos ah u daawanayay Kim Jong-un markii la ridayay

Arbaco: January 12, 2022 Kuuriyada Waqooyi ayaa mar kale tijaabisay gantaallada xawaarahooda ka dheereeya xilli uu si…

Posted in WARARKA MAANTA

Al Shabaab oo sheegatay mas’uuliyadda qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho

Arbaco: January 12, 2022 Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qaraxa barqadii ka dhacay magaalada Muqdisho, sida ay baahisay…

Posted in WARARKA MAANTA

Qasaaraha ka dhashay Qarax lala eegtay howl-wadeeno ka tirsan Qaramada Midoobay oo soo kordhaya.

Arbaco: January 12, 2022  Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax xoogleh…

Posted in WARARKA MAANTA

Isimada Puntland oo maalmahaan u fadhiyey xalka xiisadda magaalada Boosaaso oo caawa soo saaray 6-qodob

Talaado: January 11, 2022  Isimada dhaqanka Puntland oo maalmahaan u fadhiyey xalka xiisadda magaalada Boosaaso ee u…

Posted in WARARKA MAANTA

17 qof oo rayad ah oo la sheegay in lagu dilay gobolka Tigary

Talaado: January 11, 2022 Shaqaalaga gargaarka ee ka howlgala deegaanka Tigraay oo wakaaladda wararka ee AFP u…

Posted in WARARKA MAANTA

Bangiga Adduunka oo saadaaliyey dhaqaalaha dunida inuu hoos u dhac uu wajahayo Sanadkan 2022

Talaado: January 11, 2022 Bangiga Adduunka ayaa sheegay dhaqaalaha dunida inuu hoos u dhac xooggan uu soo…

Posted in WARARKA MAANTA

Abaabul Ciidan oo caawa Muqdisho ka socda iyo banaanbaxayaasha oo Diyaar garoobay khamiista.

Talaado: January 11, 2022 Waxaa magaalada Muqdisho caawa ka socdo Hub uruursi ay kala wadaan maamulka Gobolka…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliya oo kulan la qaatay Agaasimaha Hay’adda Horumarinta Dowladda Talyaaniga

Talaado: January 11, 2022 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali ayaa magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Golaha Bulshada Banaadir oo hanjabaad uga jawaabtay go’aankii maamulka gobolka

Talaado: January 11, 2022 Golaha Bulshada Banaadir ee maalmihii u dambeeyay waday qaban-qaabada banaanbax weyn oo looga…

Posted in WARARKA MAANTA

Dhakhtar xabsi loo dhigay dalka Shiinaha qof uu qandho ka daweeyay awgeed

Talaado: January 11, 2022 Dhakhtar ka howlgala magaalada Zhoukou ee dalka Shiinaha ayaa lagu soo oogay dacwad…

Posted in WARARKA MAANTA

Fadeexadda xafiiska ra’iisal wasaaraha UK Boris Johnson ee jabinta xanibaadda Covid19

Talaado: January 11, 2022 Waxaa lagu casuumey boqol qof iney kaga qeyb galaan xaflad beerta xafiiska lagaga…