Category: WARARKA MAANTA
UNICEF oo agab fayadhowrka ka qeybisay dalka Libya
khamiis: January 6, 2022 Sanduuqa Carruurta u qaabilsan Qaramada Midoobe ee loo soo gaabiyo UNICEF ayaa warbixin…
Kuuriyada Waqooyi oo gantaalkii labaad tijaabisay
khamiis: January 6, 2022 Kuuriyada Waqooyi ayaa tijaabisay gantaal riddo gaaban, kaas oo u muuqda in uu…
Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Puntland oo Xabad joojin dhex dhigay Maleshiyadkii ku dagaalamay deegaanka Saax-meygaag
khamiis: January 6, 2022 Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo weftigii uu hogaaminayey oo…
Ciidamada xoogga oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellada Dhexe.
khamiis: January 6, 2022 Ciidamada xoogga dalka ayaa howlgal qorsheysan waxaa ay ka fuliyeen deegaano ka tirsan…
Al-shabaab oo ka hadashay khilaafka u dhexeeya madaxweyne Farmaajo iyo R/wasaare Rooble.
khamiis: January 6, 2022 Afhayeenka Al-Shabaab Shiikh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) ayaa markii ugu horeysay ka…
Shirka golaha wadatashiga Qaranka oo galay maalintii 4-aad.
khamiis: January 6, 2022 Waxaa maalintii afaraad galay shirka Golaha Wadatashiga qaranka ee ka socda Magaalada Muqdisho…
Ilaa 11 qof oo ku dhimatay dalka Rwanda kadib markii ay cabbeen khamri laga sameeyay mooska oo si weyn looga isticmaalo dalkaas.
khamiis: January 6, 2022 Ilaa 11 qof ayaa ku dhimatay dalka Rwanda kadib markii ay cabbeen khamri…
Ergayga Gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Geeska Africa oo is-casilaya
khamiis: January 6, 2022 Ergeyga gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan Geeska Afrika Jeffrey Feltman ayaa bishan…
Qeybo kamid ah xerada qaxootiga Dhagaxleey oo ay soo food saartey koronto la’aan
khamiis: January 6, 2022 Qeybo kamid ah xerada qaxootiga ee Dhagaxleey, oo katirsan xeryaha Dhadhaab ee ku…
Golaha wasiiradda deegaanka Soomaalida Itoobiya oo dardar galinaya wax ka qabashada abaaraha
khamiis: January 6, 2022 Golaha wasiirada ee deegaanka Soomaalida Itoobiya, ayaa maanta kulan ay ka yeesheen xaaladda…
Bandaw lagu soo rogey gobolka xeebta ee Lamu Kenya kadib Weerarkii Al-shabaab
khamiis: January 6, 2022 Dowladda Kenya ayaa kusoo rogtey Bandow bilaabanaya habeenkii, soconayana illaa iyo waabarigii gobolka…
Golaha Wadatashiga Qaranka oo tallooyin ka dhageystay Ururada Bulshada Rayidka ah
khamiis: January 6, 2022 Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo maalinkii 3aad ka socda Muqdisho, uuna shirguddoominayay Ra’iisul…