Category: WARARKA MAANTA
Ciidamada Badbaado Qaran oo laga saaray Wadada Maka Al-mukarama iyo Xerooyin Cayiman oo la geeyay
Talaado: December 28, 2021 Waxaa saakay is badal ku yimid Howlgalkii Ciidamada badbaado Qaran ee xalay soo…
Beelo Walaalo ah oo ku dagaalamay G/Hiiraan oo maanta heshiis gaaray
Talaado: December 28, 2021 Waxaa maanta heshiid xabad joojin ah kala saxiixday beelo walaalo ah oo wada…
Magaalada Dhuusamareeb oo dhawaan marti gelindoonta shirweynaha dhaqanka waxgaradka Galmudug
Talaado: December 28, 2021 Garoonka diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug ayaa maanta lagu soo dhaweeyay Salaadiin,…
Masaajid ku yaala Faransiiska oo la xiray kadib markii imaamka masaasjidkaa uu ka jeediyay khudbad uu ku ‘difaacayay jihaadka
Talaado: December 28, 2021 Masaajid ku yaal gobolka Oise ee waqooyiga Faransiiska ayaa loo xiray kadib markii…
Shiinaha oo Maraykanka ku eedeeyey in uu khatar geliyey cirbixiyeenada isaga oo iska indha tiraya waajibaadka hoos yimaada heshiisyada hawada sare.
Talaado: December 28, 2021 Shiinaha ayaa Maraykanka ku eedeeyey in uu khatar geliyey cirbixiyeenada isaga oo iska…
Doorashada lix kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo Maanta la qabtay
Waxaa Maanta Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ay ku qabteen Guddiga doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed ee…
Sheekh Shariif ” Farmaajo carqalada ka daa doorashooyinka”
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna guddoomiyaha Midowga Musharrixiinta Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay dhacdooyinkii ugu dambeeyay…
RW Rooble oo ka hadlay doorashada Golaha Shacabka ee Jubbaland billowday
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa ugu hambalyeeyay Guddiga Maamulka Doorashada Dowlad Goboleedka Jubbaland ,…
Midowga Musharrixiinta oo dalbaday in Farmaajo deg deg uga baxo Villa Somalia
Xubnaha Midowga Musharrixiinta ayaa sheegay inay cambaareeynayaan iskuday afgembi oo ay sheegeen in uu Farmaajo shalay ku…
Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo xasaanada ka qaaday Saddex Xildhibaan
Xildhibaanada Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa cod gacan taag ah xasaanada uga Qaadey Saddex Xubnood oo…
Doorashada kuraasta Golaha Shacabka oo ka bilaabatay Jubaland
Talaado: December 28, 2021 Wararka ka imanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ilaa haatan la doortay saddex…
Diyaaradaha Israa’iil oo duqeymo ka geystay Suuriya
Talaado: December 28, 2021 Diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil ayaa duqeyn xagga cirka ah ka geystay dekedda Latakiya…