Category: WARARKA MAANTA
Maxkamada Ciidamada Puntland oo ku amartay AG/Guud ee Ciidamada PFS in uu la wareego Hubka iyo gaadiidka ay hayaan ilmo Diyaano
khamiis: December 9, 2021 Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee maamulka Puntland ayaa warbixin ka…
Maalqabeen sheegay in uu hawada sare kusoo ciyaarayo
khamiis: December 9, 2021 Bilyandheerka u dhashay dalka Japan Yusaku Maezawa ayaa kusii jeedda xarunta caalamiga ah…
Al-Shabaab oo weerar culus ku qaaday garoonka magaalada JOWHAR
Khamiis: December 9, 2021 Xoogag ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa waxaa lagu soo warramayaa inay xalay weerar…
Dacwad oogeyaasha dalka Faransiiska oo sii daayay nin u dhashay Sacuudiga oo loo xiray eedeymo la xiriira dilkii Jamaal Khaashuqji
Khamiis: December 9, 2021 Dacwad oogeyaasha dalka Faransiiska ayaa sii daayay nin u dhashay Sacuudiga oo loo…
Dhaxal sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan oo safar ku tagay dalka Qatar markii ugu horeysay
Khamiis: December 9, 2021 Dhaxal sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan ayaa safar ku tagay dalka Qatar markii…
Afhayeenka Xisbiga Kulmiye oo difaacay xariga jilaa Idiris Ilig Suldaanka Barakeysan
Khamiis: December 9, 2021 Afhayeenka xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye Cabdinaasir Muxumed Xasan Buuni, ayaa isaga…
Magaalada hargaysa Qof ku geeriyooday mid kamida godad ka lagu aaso haamaha shidaalka.
Khamiis: December 9, 2021 Cali Cabdi Jaamac oo 60 jir ahaa, ayaa ku geeriyooday goob laga qodayay…
Dowlada Mareykanka oo lacag ugu deeqay Abaarta kajirta Soomaaliya
Khamiis: December 9, 2021 Xilli meelo badan oo kamid ah Soomaaliya ay waqtigaan kajirto Abaar baahsan oo…
Golaha Wasiirada Jubbaland oo Maanta ka shiraya hanaanka doorashada Golaha Shacabka
Khamiis: December 9, 2021 Maanta oo Khamiis ayaa waxaa lagu wadaa in Golaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Jubbaland…
James Swan oo Dowladda Soomaaliya ugu baaqay ka hortegida musuq maasuqa
Khamiis: December 9, 2021 Isaga oo ka qeyb galayay Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee la dagaalanka Musuqmaasuqa,…
Qaramada Midoobay oo joojisay howlihii gargaarka ee Itoobiya ka dib markii la bililiqeeystay raashinkii gargaarka!
Khamiis: December 9, 2021 Qiyaastii 9.4 milyan oo qof oo ku nool gobollada Tigray, Axmaarada iyo Canfartu…