Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Xaaska askari ka tirsan Ciidanka AMISOM oo la dilay

Talaado: December 7, 2021 Haweeneeyda oo lagu Magacaabi jiray Catherine Ruto ayaa meydkeeda qoyskeeda waxaa ay ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Meydka askari ka tirsnaa ciidamada DF oo lagu arkay xaafad ka tirsan Muqdisho

Talaado: December 7, 2021 Warar dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa meydka askari ka tirsanaa ciidamada dowladda…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo madaxda Wasaaradaha Caafimaadka Dowlad Gobaleedyada ku wareejisay agab muhiim ah

Talaado: December 7, 2021 Wasaaradda Caafimaadka iyo Hay’adda IOM Soomaaliya ayaa qalabka cabira heerka qandhada dadka ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan ee la dagaallanka musuq maasuqa oo la kulmay Madaxweynaha Hirshabeelle

Talaado: December 7, 2021 Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee La-dagaallanka Musuq-Maasuqa Abuukaate Maxamed Xuseen Xaamud ayaa kullan…

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shirka Heer Wasiir ee Jaamacadda Carabta

Talaado: December 7, 2021 Wasiirka Wasaaradda Caddaalada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac oo u wehliyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Xukuumadda Soomaaliya oo soo saartay baaq cusub ku wajahan shacabka Soomaaliyeed

Talaado: December 7, 2021 Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta Soomaaliya ayaa  iclaamisay in la sameeyo Salaad roob doon…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga doorashooyinka oo si cad ugu sheegay awoodda doorashada in ay ayaga masuulka ka yihiin.

Talaado: December 7, 2021 Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka heer federaal Maxamed Xasan Cirro oo ka jawaabay dalabkii golaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Gudoomiye Ciro” Doorashada lama joojinaayo Kursi kasta aan marin habraaca rasmiga ahna dib ayaa loo celinayaa Daawo

Posted in WARARKA MAANTA

Rooble oo kulan la yeeshay Madaxda warbaahinta gaar ahaan Agaasimayayaasha Tv-yada iyo Idaacadaha Muqdisho

 Isniin: December 6, 2021  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la yeeshay madaxda…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Mareykanka oo ugu baaqday dowladda federaalka in ay Wada hadal la galaan maamulka Ahlu-Sunna

Isniin: December 6, 2021 Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay inay ka dooneyso dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulka Ahlu-Sunna…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxamed Bin Salmaan oop bilaabaya booqasho uu ku tagayo dalalka Khaliijka Carabta

 Isniin: December 6, 2021 Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sucuudi Carabiya, Maxamed Bin Salmaan, ayaa maanta oo Isniin ah bilaabaya…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Itoobiya oo dib u qabsaday labo magaalo oo istiraatiiji ah

 Isniin: December 6, 2021 Ciidamada Itoobiya ayaa dib ula wareegay magaalooyinka istiraatiijiga ah ee Dessie iyo Kombolcha,…