Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Dad ku dhintay qarax ka dhacay degaan ka tirsan Gobolka Baay

Qaraxa oo ahaa miinada dhulka la dhigo ee meelaha fog fog laga hago ayaa waxaa uu ka…

Posted in WARARKA MAANTA

DFS & AMISOM oo ka wada hadlay qorshaha Somalia kula wareegeyso Amniga

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Puntland oo howlgal xoogan ka fuliyay Buuraleyda Gobolka Bari

Ciidamo ka tirsan kuwa difaaca Puntland ee kala ah Birmadka, Daraawiishta iyo PMPF ayaa 24 ki saac…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga xalinta khilaafaadka oo Mudada u kordhiyay Go’aan ka gaarista kursi HOP067

Guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka dalka ayaa shaaciyay muddo kordhin ay u sameeyeen xilliga go’aanka laga gaarayo dacwadda…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland oo Goob fagaaro ah ku burburisay Khamri farabadan

Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Nugaal G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa Maanta goob fagaare ah ku burburiyay Khamri…

Posted in WARARKA MAANTA

DFS oo shaacisay in la adkeynayo Amniga waddooyinka laga soo galo Muqdisho

Wasiirka Wasaaradda Amniga Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa sheegay inay diyaariyeen in ka badan 20 Hay’adood oo loogu…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland oo Ciidamo farabadan ku daadisay waddooyinka Boosaaso

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa ay sheegayaan in Puntland Ciidamo…

Posted in WARARKA MAANTA

SAWIRO:- Dowladda Somalia oo Ciidamo horleh tababar ugu dirtay Turkiga

Saraakiil uu horkacayay Taliyaha Ciidanka dhulka ee xoogga dalka Soomaaliyeed Janeraal Maxamed Tahliil Biixi  ayaa Maanta garoonka…

Posted in WARARKA MAANTA

Uganda oo Ciidankeeda ku sugan Soomaaliya uga digtay weeraro ay qorsheeyeen Al-Shabaab

Dowladda Uganda oo kamid ah dowladaha Ciidamada faraha badan ee ka tirsan AMISOM kajoogaan Soomaaliya ayaa Ciidamadeeda…

Posted in WARARKA MAANTA

Pakistan: Kooxdii ka soo horjeedday ‘sawirkii Nebiga laga sameeyey’ oo soo rogaal celisay

Axad: December 5, 2021 Bishii la soo dhaafay, Pakistan ayaa qaadday xayiraaddii saarneyd xisbiga mayalka adag ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Nin sabab yaab leh Muqdisho ugu dilay xaaskiiska oo aheyd hooyada 12 caruur ah

Axad: December 5, 2021  Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dhacdo xanuun badan oo xalay…

Posted in WARARKA MAANTA

Booliiska Turkiga oo baaraya qarax lagu arkay Gaari uu leeyahay Sarkaal Booliis ah.

Axad: December 5, 2021 Booliiska Turkiga ayaa gaari uu leeyahay sarkaal katirsan Booliiska gaarka ah ee dalkaas…