Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay Safiirka UK ee Soomaaliya

Arbaco: November 24, 2021 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kulan la qaatay…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasaaradda Arrimaha gudaha Galmudug oo shir lagu heshiisiinayo beelo Walaalo ah ka furtay Gaalkacyo

Talaado: November 23, 2021 Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka  iyo  dib u heshiista  ee Dowlad Gobaleedka  Galmudug ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka iyo Jisniyadda oo Hey’adda Socdaalka (IOM) kala wareegay Gaadiid loogu talagalay in ay ka howlgalaan xuduudaha Dalka.

Talaado: November 23, 2021 Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka iyo Jisniyadda Mudane Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul) ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasaaradda Ganacsiga iyo hay’adda UNIDO oo dhiiri gelin u sameeyay ganacsato soo bandhigtay Cagafyo

Talaado: November 23, 2021 Wasaaradda Ganacsiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa hay’adda UNIDO iyo Safaaradda Talyaaniga ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Qarax xoog leh oo jugtiisa laga maqlay Muqdisho oo goordhaw ka dhacay agagaarka warshadii hore ee Caanaha

Talaado: November 23, 2021 Qarax xoog leh oo jugtiisa laga maqlay qeybo badan oo ka mid ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Erdogan oo wacad ku maray in uu ka guulaysan doono “dagaalka dhaqaale ee madaxbanaanida”

Talaado: November 23, 2021 Lacagta Turkiga ee Lira ayaa aad hoos ugu dhacday ka dib markii madaxweyne…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyneyaasha Kenya iyo Koonfur Afrika oo ka wadahadlay fududaynta dal-ku-galka iyo ganacsiga

Talaado: November 23, 2021 Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta, ayaa booqasho rasmi ah oo labo cisho ah ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Maraykanka oo digniin ka soo saaray dagaalka sii xoogaysanaya ee Itoobiya

Talaado: November 23, 2021 Ergeyga gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan Geeska Afrika ayaa ka digay in…

Posted in WARARKA MAANTA

Ilaaladii jeneraal Mascuud oo gaari la rogmaday iyo dhawacyadii laga soo qaaday dhusamareeb oo caawa Muqdisho la keenay

Talaado: November 23, 2021 Wararka ka imaanaya caawa magaalada dhuusamareeb ayaa sheegaya in galabta gabaldhicii uu rogmay…

Posted in WARARKA MAANTA

Musharaxiinta qaadacay doorashada maanta ee Somaliland oo shaaciyey arrimo yaba leh oo hoolka ka dhacay

Talaado: November 23, 2021  Labo kamid ah musharaxiintii ku tartamayay kuraastii Golaha Shacabka ee gobolada Waqooyi ee…

Posted in WARARKA MAANTA

MD Farmaajo oo ka qyeb galaya Shir madaxeedka dalalka COMESA

Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in uu ka qeyb-galo Shir…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga doorashada heer federaal oo war kasoo saaray arrin muran xoogan dhalisay ee Musharixiinta ka cabanayaan

Talaado: November 23, 2021  Afhayeenka Gudiga Doorashooyinka Heer Federaal Axmed Safiina ayaa markii u horeysay ka hadlay…