Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Ruushka iyo Belarus oo Dhoollatus Wadajir ah Billaabay

Sabti: November 13, 2021 Belarus iyo xulafadeeda Ruushka ayaa Jimcahan manta ah ku dhawaaqay in labada dal…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada ammaanka oo maleeshiyaadka Al-Shabaab kala wareegay deegaanno hoostaga magaalada B/weyn

Sabti: November 13, 2021 Ciidamada amaanka ee ka howlgallo gobalka Hiiraan, ayaa kooxda Nabad diidka ee Al-shabaab…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamad xukun ku riday ‘nin wiil yar ku faraxumeeyay Gaarisa’

Sabti: November 13, 2021 Maxkamad ku taalla magaalada Gaarisa ee gobolka Waqooy Bari Kenya ayaa xukun xabsi…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxa WHO oo kasoo jeeda qowmiyadda Tigreega oo war kasoo saaray xaaladda Tigray

Sabti: November 13, 2021 Madaxa hay’adda caafimaadka adduunka ayaa sheegay in xaaladda murugsan ay ka taagan tahay…

Posted in WARARKA MAANTA

Askari lagu dilay Muqdisho

Kooxo hubeysan ayaa goor dhow Askari ku dilay Isgoyska Warshadda Caanaha ee Muqdisho sidda ay Risaala u…

Posted in WARARKA MAANTA

Wararkii ugu dambeeyay xaaladda Suudaan oo kacsan

Dhammaan buundooyinka caasimadda Suudaan ee Khartoum, ayaa maanta oo sabti ah ​​la xiray ka hor mudaaharaadyada la…

Posted in WARARKA MAANTA

Sarkaal ka tirsanaa Shabaab oo isku dhiibay ciidanka dowladda

Gudoomiyaha degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellaha Hoose Sayid Cali Ibraahim ayaa xaqiijiyay in sarkaal ka tirsanaa ururka…

Posted in WARARKA MAANTA

Doorashada labo kursi oo maanta ka dhacaysa Dhuusamareeb

Magaalada Dhusamareeb ee Caasimada maamulka Galmudug ayaa lagu waddaa in maanta lagu qabto doorashada labo kursi oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Galmudug oo gacanta kusoo dhigtay shaqsiyaad ka dambeeyay dilal ka dhacay Mudug

Howlgal socday muddo 8 bari ah ayaa  lagu soo gaban gabeeyey degaanka dhagtuur ee koofurta gobolka mudug,…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo cunaqabateyn ku soo rogay militariga Eritrea

Mareykanka ayaa cunaqabateyn ku soo rogay militariga Eritrea iyo xisbiga talada haya Jimcihii, isagoo ku eedeeyay inay…

Posted in WARARKA MAANTA

Dibad baxayadii ka socday Suudaan oo sii xoogeeystay

. Sabti: November 13, 2021 Magaalada Khartuum ee caasimadda dalka Suudaan ayaa waxaa ka socdo  mudaaharaadyo looga…

Posted in WARARKA MAANTA

Doorashada Kuraasta Aqalka Sare Ee Ku Harsan Galmudug Oo Maanta Dhaceysa.

. Sabti: November 13, 2021 Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ayaa waxaa lagu wadaa inay Maanta…