Category: WARARKA MAANTA
Duqa Gaalkacyo ee Galmudug Cabdiraxmaan Sheekh Xasan oo ka Hadlay Abaarta Gobolka
Axad: November 7, 2021 Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay abaaro baahsan oo ka jira degaano dhowr ah…
Kulan xalay Muqdisho ku dhexmaray Gudoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi iyo shekh shariif.
Axad: November 7, 2021 Kulan Ayaa xalay Muqdisho ku dhexmaray Gudoomiyaha Aqalka sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi…
Ra’iisul Wasaaraha Ciraaq al-Kadhimi oo ka badbaaday ‘iskuday lagu khaarijin rabay’
Axad: November 7, 2021 Ra’iisul Wasaaraha waddanka Ciraaq Mustafa al-Kadhimi ayaa sheegay in isagoon wax dhibaata ah…
Urur aysan dunida horey u maqaly oo sheegtay inay afduubteen laba askari oo Israeli ah
Axad: November 7, 2021 Urur aysan dunida horey u maqaly oo isku magacaabay Dhaqdhaqaaqa Xoriyadda ayaa sheegtay…
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada oo gaaray magaalada Galkacyo
Sabti: November 6, 2021 Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Duraan Axmed Faarax…
Dab ka kacay Isbitaal ku yaalla galbeedka dalka India oo dilay 11 bukaan ah oo coronavirus u jiifay
Sabti: November 6, 2021 Dab ka kacay Isbitaal ku yaalla galbeedka dalka India Sabtida maanta ah ayaa…
Dawladda oo kaalmo dhaqaale siinaysa 160,000 qoys oo la xiriirta Barnaamijka Baxnaano
Sabti: November 6, 2021 Munaasabad ka dhacday magaalada Baydhabo ee Dawlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Sabtida maanta…
Dad Biyo la’aan ugu geeriyooday deegaannada galbeedka Magaalada Kismaayo
Sabti: November 6, 2021 Wararka ka imaanaya deegaannada galbeedka Kismaayo ayaa sheegaya in dad ay halkaas ugu…
Madaxweynaha Galmudug oo cafis u fidiyay sarkaal hub kala soo goostay xalay Ahlusunna
Sabti: November 6, 2021 Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye “QoorQoor” ayaa caawa cafis u…
Kenya oo bishan November joojin doonta dhoofinta noocyada Hass iyo Fuerte ee afokaadhada
Sabti: November 6, 2021 Kenya ayaa wixii loo gaaro bartamaha bishan November joojin doonta dhoofinta noocyada Hass…
Geela laba kurus leh oo lagu arkay iyagoo dhex socda waddooyinka caasimadda Spain ee Madrid
Sabti: November 6, 2021 Siddeed neef oo geel ah ayaa lagu arkay iyagoo dhex socda waddooyinka caasimadda…
Weerar khasaare geystay oo ka dhacay Germany
Saddex qof ayaa Sabtida maanta ah ku dhaawacmay weerar mindi loo adeegsaday oo ka dhacay gudaha tareen…