Category: WARARKA MAANTA
Safaaradda Mareykanka ee Ethiopia oo digniin u jeedisay muwaadiniinta Maraykanka ah ee ku nool dalka Ethiopia.
Arbaco: November 3, 2021 Safaaradda Mareykanka ee waddanka Ethiopia, ayaa bayaan ay soo saartay waxay digniin u…
Dabley hubaysan oo ka tirsan Al-shabaab oo xalay weerar ku qaaday saldhigyo ciidan oo ku yaalla magaalada Baydhabo
Arbaco: November 3, 2021 Dabley hubaysan oo ka tirsan Al-shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday saldhigyo ciidan…
Muxuu Erdogan ku diidey ka qaybgalka shirka ugu weyn caalamka?
Arbaco: November 3, 2021 Xilli ay madaxda dalalka caalamka ayaa isugu yimiddeen shirka cimilada ee Qaramada Midoobay…
Ciidamo gadoodsan oo xirtay Wadada u dhaxeya Garoowe iyo Laascaanood saacadihii la soo dhaafay
Arbaco: November 3, 2021 Ciidamo ka tirsan kuwa Dowlad Goboleedka Puntland kana gadoodsan mushaar la’aan ayaa xirtay…
Booliiska Gobolka Mudug oo sheegay in hawlgal qorshaysan ay xalay ka fuliyeen magaalada Gaalkacyo ay ku qabteen khamri
Arbaco: November 3, 2021 Taliska Qaybta Booliiska Gobolka Mudug ayaa sheegay in hawlgal qorshaysan oo ay xalay…
Wasiirad Khadiija Diiriye oo wajahaysa xaalad una dacwootay ugaaska Mudulood
Talaado: November 2, 2021 Wasiirka gargaarka Soomaaliya Khadiija Maxamed Diiriye oo xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dalka soo…
Faysal Cali Waraabe oo wacad ku maray in uusan warejin doonin Gudoomiyaha Xisbiga UCID.
Talaado: November 2, 2021 Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Somaliland UCID Faysal Cali Warabe ayaa sheegay in uusan diyaar…
Goodax bare “ Dowlada soomaaliya waa mid ka liidata Al-Shabaab, shacabkana shabaab ayay Cadaalad u doontaan
Talaado: November 2, 2021 Wasiirkii hore ee wasaarada waxbarashada xukuumada Soomaaliya, Cabdullaahi Goodax Barre oo sidoo kalena…
Dadka Reer Suurya oo baraha bulshada ee Turkiga ku saameeyay qosol iyo kaftan Qofkii lagu arko laga musaafurinayo Turkiga
Talaado: November 2, 2021 Dadka reer Suurya ayaa baraha bulshada ee Turkiga ku saameeyay qosol iyo kaftan…
Ciidamada Kumaandooska Danab oo mar kale tababar loogu xiray Xaruntooda
Talaado: November 2, 2021 Ciidamada Kumaandooska Danab ayaa mar kale waxaa loogu soo xiray tababar Xaruntooda ku…
Wasiirka Caafimaadka oo goob joog ka ahayd munaasabad ay xilalka kula wareegayeen Agaasimayaal cusub
Talaado: November 2, 2021 Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dr. Fawziya Abiikar Nuur ayaa maanta xilka…
Ciidamada Ahlusunna ee jooga Deegaanka Bohol oo maanta mushaar la siiyay.
Talaado: November 2, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Bohol ee Duleedka dhuusamareeb ayaa sheegaya in Ciidamada Ahlusunna…