Category: WARARKA MAANTA
Maleeshiyadka TPLF oo sheegtay in ay qabsadeen magaalada istiraatiijiga ah Dessie ee gobolka Amhara ee dalkaasi Ethiopia.
Sabti: October 30, 2021 Ciidamada Jabhadda TPLF ayaa Sabtida maanta ah sheegtay in ay qabsadeen magaalada istiraatiijiga…
Heesta fanaanada Nimco Happy oo noqotay mida loogu hadal haynta badanyahay internet-ka
Sabti: October 30, 2021 Waxaa todobaadyadii la soo dhaafay qabsaday Baraha Bulshada hees ay ku luuqayso fannaanadda…
Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo Gaari kula qarxay deegaanka Qeycad.
Sabti: October 30, 2021 Wararka ka imaanaya duleedka deegaanka Qeycad ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in ugu…
Galmudug oo Bilaawaday dib u soo celinta dadkii ka barakacay Guriceel.
Sabti: October 30, 2021 Maamulka Galmudug ayaa wada dadaallo ay ku doonayaan in magaalada Guriceel ay dib…
Doorashada baarlamaanka Japan oo loo dareerayo iyo cabsi soo wajahday xisbiga tallada haya
Sabti: October 30, 2021 Codbixiyayaasha Japan ayaa u dareeri doona goobaha codbixinta maalinta Axadda iyadoo xisbiga Ra’iisul…
Madaxweyne Deni oo maanta furaya kal-fadhiga 49-aad ee baarlamanka Puntland
Sabti: October 30, 2021 Kal-fadhiga 49-aad ee Baarlamanka Puntland ayaa maanta oo Sabti ah furmaya kadib dib…
Al-Shabaab oo Saakay weerar madaafiic ku qaaday Saldhig Ciidamada Dowlad Goboleedka Puntland
Sabti: October 30, 2021 Al-Shabaab ayaa waxaa la sheegay inay Saaka weerar madaafiic ah ku qaadeen Saldhig…
Magaca cusub ee Facebook oo loo fasiray “dhimasho”
Sabti: October 30, 2021 Hadalkii ka soo yeeray shirkadda Facebook ee ahaa in magaceeda ay u beddeleyso…
Dowladda oo war ka soo saartay Soomaali lagu xiray dalka Zambia
Sabti: October 30, 2021 Wasaaradda Arrimaha dibada Soomaaliya ayaa war kasoo saartat xarig safmar ah oo loo…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed ooo Qaabilay Ururada Haweenka Gobolka Bakool
Sabti: October 30, 2021 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada…
Qaar ka mid ah Soomaalidii lagu xir-xiray Zambia oo la sii daayey
Sabti: October 30, 2021 Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaalida ee Zambia Maxamuud Maxamed Xasan ayaa sheegay in lasii daayay…
Taliyaha ciidanka Boliiska oo kormeeray Hogaanka Baarista Dambiyada ee CID qeybihiisa Kala duwan
Sabti: October 30, 2021 Taliyaha ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa maanta kormeeray Hogaanka…