Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Somaliland oo sheegtay in musaafurin doonto dadka kasoo jeeda Koonfurta Soomaaliya ee ku sugan gobolka Saaxil.

Khamiis: October 14, 2021  Usbuucyo ka hor ayay ahayd markii maamulka  Somaliland uu xoog uga baxshay dadkii…

Posted in WARARKA MAANTA

Turkey oo wacad ku martay jawaab adag kadib weeraro lagu qaaday

Khamiis: October 14, 2021 Wasiirka Arrimaha Dibedda Turkey Mevlut Cavusoglu ayaa Arbacadii sheegay in Turkey “ay sameyn…

Posted in WARARKA MAANTA

Kulan u socday shekh shaakir iyo wax garadka Beesha Cayr oo galabta gabaldhicii lagu kala dareeray

Khamiis: October 14, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Guriceel ayaa sheegaya in galabta gabaldhicii lagu kala dareeray…

Posted in WARARKA MAANTA

Dhageyso: Qareenka Soomaaliya u doodayay oo sharxay cabirka dhul-badeedka ay heshay Soomaaliya iyo kan Kenya

Khamiis: October 14, 2021 Mid kamid ah qareenadii u dooday Soomaaliya xilligii uu socday muranka badda ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Tababar loo furay Saraakiil sugeysa Amniga doorashooyinka

Muqdisho|| QOL| October 14, 2021=Wasaarada arrimaha gudaha iyo dowladaha Hoose ee Hirshabeelle ayaa maanta magaalada Jowhar ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya oo Gaadiid ku wareejisay Maamulka Jubbaland

Muqdisho|| QOL| October 14, 2021=Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Xukuumadda Soomaaliya Marwo Maryan Aweys Jaamac iyo Wafdi…

Posted in WARARKA MAANTA

MD laftagareen oo la kulmay Guddiga taakuleynta dadkii laga soo musaafuriyay laas-Caanood

Muqdisho|| QOL| October 14, 2021=Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qasriga Madaxtooyada Magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

MD Farmaajo oo ka hadlay xasuusta qarixii Soobe

Muqdisho|| QOL| October 14, 2021=Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed la…

Posted in WARARKA MAANTA

SAWIRO:- Dad horleh oo ka barakacay Guriceel

Muqdisho|| QOL| October 14, 2021=Dad horleh oo ka barakacay xiisadda ka taagan degmada Guriceel ayaa Maanta waxaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Gudiga Taakulaynta dadka laga soo musaafuriyey Magaalada Laascaanood

khamiis: October 14, 2021 Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qasriga Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Golaha Wasiirada Jubbaland oo Shir ka yeeshay Abaaraha

Muqdisho|| QOL| October 14, 2021=Madaxweyne ku xigeenka Koobaad ee Dowlad Goboleedka Jubaland  Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiiru-dowlaha arrimaha dibadda Soomaaliya oo sheegay in Soomaaliya ay difaaci doonto baddeeda, ayna marnaba midaasi kala xaajoon Kenya.

khamiis: October 14, 2021 Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in marnaba aysan labada dal u wanaagsaneyn in…