Category: WARARKA MAANTA
War deg deg ah: Dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidamada Ahlu-Sunna iyo kuwa maamulka Galmudug oo ka socda deegaanka Bohol Dhuusamareb
Khamiis: September 30, 2021 Waxaa goor dhawayd ka bilaawday magaalada Dhuusamareeb Dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidamada…
100 qof oo lagu dilay dagaal xooggan oo ka socda Marib Yaman
Ugu yaraan 100 isugu jira mucaaradka Yemen iyo ciidamada dowladda taageersan ayaa 48-kii saac ee tegay lagu…
Boqol ruux in ka badan oo ku geeriyootay rabshado ka dhacay xabsi ku yaalo dalka Ikwadoor.
Khamiis : September 30, 2021 Ugu yaraan 116 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen dagaal…
Ciidamada Yahuuda oo labo ruux oo Falastiiyiin ah ku dilay xaafado hoos taga daanta galbeed.
Khamiis : September 30, 2021 Ciidamada Yahuuda ayaa labo ruux oo Falastiiyiin ah ku dilay xaafado hoos…
Ku-xigeenka Safiirka Joogtada Ruushka ee QM oo ka Digay xaalada amaan ee Somaaliya iyo Guulaha Alshabaab
Khamiis : September 30, 2021 Ku-xigeenka Safiirka Joogtada Ruushka ee QM haweeyneeda lagu magacaabo Anna Yevstineva ayaa…
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya oo Mar kale Hambalyo u diray Xubnaha la doortay ee Gobolada Waqooyi.
Khamiis : September 30, 2021 Xili saacado ka hor la soo gaban gabeeyay doorashadii Aqalka saree e…
Teendhada Afisyooni oo lagu soo gaba-gabeeyay doorashada shan kursi Gobolada Waqooyi
Khamiis : September 30, 2021 Waxaa goordhow Xarunta Teendhada Afisyooni ee Magaalada Muqdisho lagu soo gaba-gabeeyay doorashada…
Ciidamada amaanka Kenya oo Xalay Howlgalo ku qab qabtay Muwaadiniin paskistaan ah
Khamiis : September 30, 2021 Waxaa magaalada Nairobi xalay ka dhacay Howlgal ay Ciidamada ammaanka Kenya ku…
Dagaal kooban oo dhex maray ciidamada Ahlu-Sunna iyo kuwa Galmudug
Khamiis : September 30, 2021 Wararka ka imaanaya magalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in Is-rasaasayn goosgoos ah oo…
Guddoomiya Ciro oo sheegay waqtiga ay bilaaban doonaan doorashada golaha shacabka.
khamiis: September 30, 2021 Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka ee heer federaalka Maxamed Xasan Ciro oo la hadlay Laanta…
Shacabka Dowlad Deegaanka Soomaalida waddanka Itoobiya oo u Dareeray saakay Goobaha Codbixinta
khamiis: September 30, 2021 Wararka ka imaanaya saakay Dowlad Deegaanka Soomaalida waddanka Itoobiya ayaa sheegaya in markii…
James Swan oo Dowlad Goboleedyada ugu baaqay in ay qabtaan doorashada kuraasta ka harsan Aqalka Sare.
khamiis: September 30, 2021 Xili maalin ka hor uu Raisal wasaaraha Soomaaliya uu ugu baaqay Madaxweynayaasha maamul…