Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Zambia “Waxaan wax ka bedelayaa dastuurka si haween badan ay siyaasadda u galaan

. Arbaco: September 1, 2021 Madaxweynaha cusub ee Zambia aya shegay inuu qorsheynayo in wax laga bedelo…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka laba isbitaal ee isbitaalka jaziira iyo Yerdameli oo lagu wareejinayo maamulka gobolka Banaadir.

Arbaco: September 1, 2021  Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in uu la wareegayo maamulka laba isbitaal oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Hanti-dhowrka Qaranka oo Sharci Daro ku tilmaamay iibinta Tiyaatarka Qaranka Warbixinka ka soo saaray

Arbaco: September 1, 2021  Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka oo maalmihii u dambeeyay ku jiray hubinta iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

FAO & Dowladda Soomaaliya oo bilaabay xog ururin ku saabsan wax soo saarka beeraha

Moqdisho,September 1, 2021 —Hey’adda FAO iyo Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa bilaabay wada-hadaladii ugu horreeyay ee loogu diyaargaroobo…

Posted in WARARKA MAANTA

Kulan looga hadlayay Amniga doorashooyinka oo lagu qabtay Jowhar

Moqdisho,September 1, 2021 —Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlawe Xuseen ayaa shir gudoomiyay kulanka guud ee amniga Dowlad…

Posted in WARARKA MAANTA

Duqa Muqdisho oo dib u furay waddo sababo amni u xirneyd

Moqdisho,September 1, 2021 —Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa howla…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga Doorashooyinka Hir-Shabeelle oo ku dhawaaqay qabashada doorashada

Moqdisho,September 1, 2021 —Guddiga doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed ee Hir-Sbabeelle ayaa Maanta oo Arbaco ah waxaa ay kulan…

Posted in WARARKA MAANTA

Cumar Filish oo sheegay in la xirayo Goob kasta oo Bishimaha lagu weeyneynayo

Moqdisho,September 1, 2021 —Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxsmed Filish ayaa sheegay in uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Tigray oo bililiqeystay gagaar uu Maraykanka u waday gobolka Amxaarada

Moqdisho,September 1, 2021 —Ciidamo ka socda gobolka Tigray ee Itoobiya ayaa bililiqeystay gargaar bani’aadamnimada ee dowladda Mareykanka ugu…

Posted in WARARKA MAANTA

Waddo muhiim u ah Muqdisho oo maanta dib loo furay kadib muddo ay xirneyd

Arbaco: September 1, 2021  Waxaa maanta dib loo furay waddada Kuliyada oo muddooyinkii lasoo dhaafay u xirneyd…

Posted in WARARKA MAANTA

dagaalyahannada Taalibaan oo wata qalab milateri oo ay ciidammada Mareykanka kaga tageen Kabul

Arbaco: September 1, 2021 Waxaa soo baxay sawirro muujinaya dagaalyahannada Taalibaan oo wata qalab milateri oo ay ciidammada…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidanka Minishiibiyada Xamar oo bur-buriyay Goobo ganacsi

Arbaco: September 1, 2021 Ciidanka Minishibiyada Gobolka Banaadir ayaa Maanta waxay burburiyeen goobo ganacsi oo kuyaalla degmada…