Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Dad ku sumoobay Kiimiko ku taadatay Laamiga Magaalada Garawe

Sabti: August 28, 2021 Dad ku dhaqan magaalada Garawe ee caasimada maamulka Puntland ayaa ku sumoobay kiimiko…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliyayaasha militariga ee Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo ka shiray dardargalinta Dagaalka Al-shabaab

Sabti: August 28, 2021  Taliyayaasha militariga ee Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa ka shiray dardargalinta howlgallada…

Posted in WARARKA MAANTA

Saameynta heshiiska Turkey, Imaaraadka iyo Itoobbiya ee doorashada Soomaaliya

Sabti: August 28, 2021  Ra’iisul Wasaaraha Itoobbiya Abiy Axmed ayaa August 18, 2021 booqasho ku tegay magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Sheekh Shariif oo ku sugan ugandha oo ka badbaaday Qarax ismiidaamin ah

Sabti: August 28, 2021  Madaxweynaha Uganda ayaa sheegay in ciidamada amniga ee dalkaas ay ka hortageen koox…

Posted in WARARKA MAANTA

Militeriga Mareykanka oo sheegay inay dileen ninkii kooxda Isis-K u qaabilsanaa Qaraxyada.

Sabti: August 28, 2021 Militeriga Mareykanka ayaa sheegay inay rumeysan yihiin inay dileen ninkii kooxda Isis-K u…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaraxii garoonka Kabul kadib Mareykank iyo xulufadiisu Afghanistan ma uga bixi doonaa wakhtigii lagu heshiiyay

Sabti: August 28, 2021 Qaraxii garoonka Kabul kadib Mareykank iyo xulufadiisu Afghanistan ma uga bixi doonaa wakhtigii…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Puntland shalay gaaray magaalada Nairobi

Sabti: August 28, 2021 Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo shalay gaaray magaalada Nairobi ee xarunta waddanka…

Posted in WARARKA MAANTA

Wufuud ka kala socday Puntland iyo Dowladda deegaanka oo shir ku yeeshay degmada Galdogob

Sabti: August 28, 2021 Wufuud ka kala socday Dowladda Puntland iyo Dowladda deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa shir…

Posted in WARARKA MAANTA

Joe Biden oo u sheegay Ra’iisul Wasaaraha Israel in diblomaasiyadda ay tahay xulashadiisa koowaad

Sabti: August 28, 2021 Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa u sheegay Ra’iisul Wasaaraha Israel Naftali Bennet in…

Posted in WARARKA MAANTA

Sarkaal sare oo ka tirsan waaxda Gaashaandhigga Pentagon oo wadahadallo la yeeshay militariga Shiinaha

Sabti: August 28, 2021 Sarkaal sare oo ka tirsan waaxda Gaashaandhigga Pentagon ayaa wadahadallo la yeeshay militariga…

Posted in WARARKA MAANTA

Cristiano Ronaldo oo dib ugu laabtay kooxdiisii hore ee Manchester United.

Jimco: August 27, 2021 Weerar yahanka kooxda Juventus, Cristiano Ronaldo, ayaa dib ugu laabtay kooxdiisii hore ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Antonio Guterres oo cambaareeyay weerarkii ka dhacay garoonka dayuuradaha Kabul

Jimco: August 27, 2021 Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa cambaareeyay weerarkii dhimashada dhaliyay ee…