Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Rooble oo saakay ku wajahan Dalka Masar kadib Safarkii Nairobi

Isniin: August 16, 2021 Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta safar ugu baxaya…

Posted in WARARKA MAANTA

Taalibaan oo ku dhawaaqday 20 sano kadib in uu dhamaday Dagaalkii Afghanistan

Isniin: August 16, 2021 Ururka Taalibaan oo shalay qabsaday  xarunta madaxtooyada Kabul, ayaa ku 20 sano ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland iyo Galmudug, oo dib u celiyaan geel ay kala haysteen xoola dhaqato ka soo jeeda labada maamul.

Isniin: August 16, 2021 Mas’uuliyiinta heer gobol ee Puntland iyo Galmudug, ayaa sida ay sheegeen ku guulaystay…

Posted in WARARKA MAANTA

Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka oo Niyad jab ku tilmaamay qabsashada Taliban ee dalka Afghanistan

Axad: August 15, 2021 Diblomaasiga ugu sarreeya Mareykanka ayaa la-wareegista Taliban ee dalka Afghanistan ugu yeeray “mid…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Afghanistan Ashraf Ghani oo isaga Cararay dalkaasi

Axad: August 15, 2021 Madaxweynaha Afghanistan Ashraf Ghani ayaa dalka isaga tegay, isaga oo ku biiray muwaadiniin…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliska Ciidanka xoogga oo sheegay inay dileen Xubno ka tirsan Al-Shabaab

RMoqdisho,August 15, 2021 —Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan qeybta 60aad ayaa howlgallo qorsheysan waxaa ay ka fuliyeen…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya oo lagu wareejiyay Gaadiid Gaashaaman

RMoqdisho,August 15, 2021 —Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya gaar ahaan Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya iyo Taliska Xoogga Dalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidanka Nabadsugida Soomaaliya oo sameeyay howlgal dad lagu qab qabtay

RMoqdisho,August 15, 2021 —Ciidamada nabadsugida iyo Sirdoonka Soomaaliya qeybta ka howgasha degaannada Koonfur Galbeed ayaa howlgallo lagu xaqiijinayay…

Posted in WARARKA MAANTA

C/Rashiid Janan oo ka hadlay wararka sheegayay inay is khilaafeen Farmaajo & Fahad

RMoqdisho,August 15, 2021 —Wasiirkii hore ee Wasaaradda Amniga Mamulka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan) oo la heshiiyay dowladda…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ku wajahan dalka Masar

RMoqdisho,August 15, 2021 —a’iisul Wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa la sheegay in uu ku wajahan…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Afghanistan oo is-casilaya iyo Taliban oo xukunka la wareegeysa

Axad: August 15, 2021 Madaxweynaha Afghanistan Ashraf Ghani ayaa xukunka iska casili doona saacadaha soo socda, kadib…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirada dowladda Afganistan oo isu diyaarinayo goor dhaw in ay is casilaan

Axad: August 15, 2021 Wasiirada dowladda Afganistan oo isu diyaarinayo inay xilka si nabad ah ku wareejiyaan…