Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Maxay ka wada hadleen Guddoomiye Cumar Filish & Safiirka Qatar?

Moqdisho,August 10, 2021 —Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta xafiiskiisa…

Posted in WARARKA MAANTA

Dhimasho & dhaawac ka dhashay roob ka da’ay Hargeysa

Moqdisho,August 10, 2021 —Saacadihii la soo dhaafay ayaa roob xoogan waxaa uu ka da’ayay Magaalada Hargeysa ee Caasimadda…

Posted in WARARKA MAANTA

Meydka Muwaadin Soomaaliyeed oo laga helay Xeeb ku taal Koonfur Afrika

Moqdisho,August 10, 2021 —Wararka laga helayo dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamada Booliska dalkaas ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Putin oo ku baaqay Qaab-dhismeedka la-dagaalanka Burcad-baddeeda

Moqdisho,August 10, 2021 —Madaxweynaha Raashiya, Valadamir Putin waxa uu hadalkaasi ka sheegay Kulan ay xubnaha Golaha Ammaanka xalay…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Amar deg deg ah siiyay laamaha Amniga

Moqdisho,August 10, 2021 —Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta kulan la qaatay laamaha amniga, isaga…

Posted in WARARKA MAANTA

Roob xoogan oo ka da’ay Hargeysa iyo khasaaro ka dhashay

Moqdisho,August 10, 2021 —Xalay Waxaa roob xoogan uu ka da’ay guud ahaan magaalada Hargeysa ee Caasimadda Soomalilnad, waxaana…

Posted in WARARKA MAANTA

Xukuumadda oo faah faahisay safarka Ra’iisul Wasaare Rooble

Moqdisho,August 10, 2021 —Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xil gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu wadaa in uu Maanta u…

Posted in WARARKA MAANTA

Saraakiisha caafimaadka ee Guinea oo xaqiijiyay kiiskii ugu horreeyay ee cudurka Marburg

. Talaado: August 10, 2021 Saraakiisha caafimaadka ee dalka Guinea ayaa xaqiijiyay kiiskii ugu horreeyay ee cudurka…

Posted in WARARKA MAANTA

liiska xubnaha Aqalka Sare Puntalnd oo laga waayay dad badan oo uu ka mid ahaa Cumar C/rashiid

Talaado: August 10, 2021 Madaxweynaha maamulka Puntland, Saciid Cabdullahi Maxamed (Deni) ayaa ugu dambeyn xalay shaaciyey liiska…

Posted in WARARKA MAANTA

Wax ka ogow Madaxda ugu ilaalada badan caalamka iyo dhaqaalaha ku baxa

Talaado: August 10, 2021 Madaxda dalalka, hay’adaha iyo laamaha kala duwan ee dowliga si gaar ah ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Khasaara ka dhashay roob xoogan oo ka da’ay Hargeysa Xalay

Talaado: August 10, 2021 Xalay Waxaa roob xoogan uu ka da’ay guud ahaan magaalada Hargeysa ee Caasimadda…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Caafimaadka Oo Ka Warbixisay Xaaladihii Ugu Dambeeyay COVID-19 Ee Dalka

Talaado: August 10, 2021 Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona…