Category: WARARKA MAANTA
Baadiyow: “Taariikhdu yeey naga xumaan oo damacu na indha tirin”.
Moqdisho,August 06, 2021 —Dr. Cabdiraxmaan Cabdullahi Baadiyow ayaa qoraal uu ku daabacay Bartiisa Twitter-ka waxa uu uga hadlay…
Booliska AMISOM oo lagu wareejiyay gaadiid loogu talagalay amniga doorashooyinka
Moqdisho,August 06, 2021 —Ilaa 11 Gaari oo loogu talo galay howlgalka sugida Amniga doorashooyinka socda ayaa waxaa lagu…
Ciidanka xoogga dalka oo la wareegay degaano horleh
Moqdisho,August 06, 2021 —Ciidanka xoogga dalka oo la wareegay degaano horlehCiidamada xoogga dalka iyo daraawiishta Galmudug ayaa saaka…
Madaxweynaha Hirshabeelle oo dhexda u galay khilaaf siyaasadeed oo Doorasho iyo mid maamul
Moqdisho,August 06, 2021 —Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa dhexda u galay khilaaf siyaasadeed oo Doorasho iyo mid…
Galmudug oo sheegtay inay xaqiijiyeen Amniga degaan lagala wareegay Al-Shabaab
Wasiirka Amniga ee Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa shaaca ka qaaday in magaalada Camaara laga…
Dagaal ka dhacay Gobolka Jubbada Hoose & faah faahin laga helayo
Moqdisho,August 06, 2021 —Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal culus oo degaano ka tirsan Gobolka…
Galmudug oo Gacanta ku dhigtay Nin dil ka geystay Waqooyiga Gaalkacyo
Moqdisho,August 06, 2021 —Ciidanka Booliska gobolka Mudug ee Maamulada Puntland iyo Galmudug oo iskaashanaya ayaa ku guuleystay soo…
Guddiga Xalinta khilaafaadka Doorashooyinka oo sheegay in cabasho uga imaan doorashadii la qabtay
Moqdisho,August 06, 2021 —Guddiga Xalinta khilaafaadka Doorashooyinka Heer Federaal oo ka hadlay kaalintiisa ku aadan xalinta cabashooyinka kuraasta…
Booliska Spain oo xiray mid ka mid ah hogaamiyayaasha ururada maafiyada ee ugu weyn dunida
Jimco: August 6, 2021 Booliska Spain ayaa xiray Domenico Paviglianiti, oo ka mid ah hogaamiyayaasha mid ka…
Guddoomiyaha degmada Diinsoor oo Saraakiisha AMISOM kala hadlay dagaalka Al-shabaab.
Jimco: August 6, 2021 Guddoomiyaha degmada Diinsoor ee Gobolka Baay Cabdisalaan Xaaji Siidow oo ay wehlinayaan Xubnaha…
Galmudug oo sheegtay in ay diyaariyen qorshe Deegaannada Al-Shabaab ay ka qabsadeen loogu sameynayo maamullo
Jimco: August 6, 2021 Wasiirka Amniga Maamulka Galmudug oo Warbaahinta la hadlay waxa uu sheegay in Dowlad-Goboleedkiisa…
Mareykanka oo Iran uga digay inuu weligii furnaa doonin albaabka diblumaasiyadda
Jimco: August 6, 2021 Mareykanka ayaa ugu baaqay madaxweynaha cusub ee Iran inuu dib ugu soo laabto…