Category: WARARKA MAANTA
Talibaan oo gantaal ku dhifatay garoonka diyaaradaha magaalada Qandahaar
Axad: August 1, 2021 Dhawr gantaal ayaa kiu dhacay garoonka diyaaradaha magaalada Qandahaar oo ah garoonka labaad…
Muuse Biixi oo kulan deg deg ah isugu yeeray golaha wakiilada cusub ee somaliland
Axad: August 1, 2021 Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta qoraal uu soo saaray waxaa uu…
Maxaad ka taqaanaa Janaraal Ceydiid oo 25 sano ka hor maanta oo kale geeriyooday?
Axad: August 1, 2021 Waxaa maanta 25 sano laga joogaa markii uu dhintay Allaha u naxaristee janaraal…
Wasaaradda Warfaafinta oo ka hadashay duqeytii lala beegsaday saldhigyo Al-Shabaab ay ku leeyihiin Galmudug.
Axad: August 1, 2021 War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa looga…
Mareykanka oo madaxweynaha Tunisia ugu baaqay dib u soo celinta dimoqraadiyadda”
Axad: August 1, 2021 La-taliyaha amniga qaranka Mareykanka Jake Suliivan ayaa ugu baaqay madaxweynaha Tunisia inuu deg…
Baarlamaanka Carabta oo si kulul uga hadlay qaraxii ka dhacay Magaalada Kismaayo
Axad: August 1, 2021 Baarlamaanka Carabta ayaa si kulul uga hadlay qaraxii Jimcihii lasoo dhaafay ka dhacay…
Gargaar la gaarsiiyay qoysas ka soo barakacay dagaalladii ka dhacay Deegaanka Garbo Ciise
Axad: August 1, 2021 Waxaa gargaar deg deg ah la gaarsiiyay qoysas kasoo barakacay dagaalladii dhawaan Soomaalida…
Duqayn ka dhacday Deegaanada Qaycad iyo Xara Dheere oo Al-shabaab Fariisin u ah
Axad: August 1, 2021 Duqeynta ayaa waxaa la sheegay in Maanta ay ka dhacday aagga u dhexeeeya…
Dhul gariir Xoogan oo cabirkiisu yahay 5.5 Rectar Scale oo ka dhacay dalka Turkiga
Axad: August 1, 2021 Dhul-gariir halbeegiisu ahaa 5.5 Rectar Scale ayaa la sheegay inuu sakayto ruxay meel…
Diiwaan gelinta Musharixiinta Aqalka sare oo ka bilaabanaysa Baydhabo
Axad: August 1, 2021 Magaladda Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa maanta oo axad ah lagu wadaa…
Taliye Xijaar oo Beeniyay in qaar ka mid ah Musharxixiinta Xildhibanada loo diiday warqada danbi la’aanta
Axad: August 1, 2021 Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa beeniyay warar maalmihii la soo dhaafay soo baxayay…
Guddiga doorashooyinka Galmudug oo ka dalbaday Qoor Qoor in uu soo gudbiyo Liiska.
Axad: August 1, 2021 Guddiga doorashooyinka heer dowlad goboleedka ee Galmudug ayaa u diray qoraal Madaxweynaha Galmudug…