Posted in WARARKA MAANTA

isku day lagu dili lahaa madaxweyne Madagascar Andry Rajoelina oo fashilmay

khamiis: July 22 2021 Xafiiska dacwad-oogaha guud ee dalka Madagascar ayaa sheegay inay fashiliyeen isku day lagu…

Posted in WARARKA MAANTA

Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh oo gaaray magaallo xeebeedka Warsheekh

Khamiis: july 22 2021 Wararka ka imaanaya Gobolka Sh.dhexe ayaa sheegaya in goor dhawayd  halkaas ay gaareen…

Posted in WARARKA MAANTA

Al-Shabaab oo Wacad ku martay inay weerari doonaan ergooyinka soo xulaya xildhibaannada

Khamiis: july 22 2021 Kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab ayaa ku hanjabtay inay weerari doonaan ergooyinka soo…

Posted in WARARKA MAANTA

Sareeye Guuto Tefera Mamo abaanduulaha ciidamada Amxaarada Dagaalka TPLF

Khamiis: july 22 2021 Sareeye Guuto Tefera Mamo ayaa loo magacaabay abaanduulaha ciidamada gaarka ah ee deegaanka…

Posted in WARARKA MAANTA

Shir looga hadlayo amniga Qaaradda Africa oo ka socda Nairobi

Khamiis: july 22 2021 Diblomaasiyiin ka tirsan golaha ammaanka ee Qaramada Miboobey, kuwaas oo ka soo jeeda…

Posted in WARARKA MAANTA

Magaalada Mekele oo arday Soomaali ah ay ku godoonsan yihiin

Khamiis: july 22 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Mekele ayaa sheegaya in arday Soomaali ah ay ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Galmudug oo deegaanka Qaycad kala wareegay Al-shabaab saakay

Khamiis: july 22 2021 Ciidamada xoogga iyo kuwa Galmudug ayaa saakay si rasmi ah ula wareegay gacan…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka difaaca iyo arrimaha dibedda dalka Ireland oo goor dhawayd muqdisho soo gaaray

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga oo Muqdisho kusoo dhaweeyeen Wasiirka Wasaaradda difaaca iyo arrimaha dibedda dalka Ireland Khamiis: july…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo shegay in Taalibaan ay la wareegtay inta badan degmooyinka Afghanistan

Khamiis: july 22 2021 Qiyaasaha muujinaya in Taalibaan ay si deg deg ah ula wareegeyso dhulka Afghanistan…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaan Mahad Salaad oo hadlay kiiska Ikraan Tahliil loona heysto NISA.

Khamiis: july 22 2021 Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan xubnaha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa markii ugu…

Posted in WARARKA MAANTA

Deni oo saakay ku wajahan Garowe kadib markii uu mudo ku maqnaa Safar Dibada ah

Khamiis: july 22 2021 Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo mudda bil ku dhow safar ugu…

Posted in WARARKA MAANTA

Baarlamanka Puntland oo magacaabaya guddi doorashada xubnaha Aqalka sare

Khamiis: july 22 2021 Baarlamanka Puntland ayaa maanta oo Khamiis ah yeelanaya fadhiga 16-aad ee Kal-fadhigooda 48aad,…