Mid kamid ah la-taliyeyaasha Farmaajo oo laga soo celiyay Garoonka Kismaayo
Wararka laga helayo Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbbada Hoose ayaa waxaa ay sheegayan in Maanta garoonka Kismaayo…
Puntland oo Galmudug gaarsiisay Gurmad la xiriira la dagaalanka Al-Shabaab
Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa Maamulka Galmudug oo uu matalayo Maamulka Degmada Gaalkacyo…
Gobolka Banaadir oo shaaciyay Natiijada Imtaxaanka Fasalka 8aad
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xarunta Aqalka Dowladda…
Golaha ammaanka oo canbaareeyay dilkii madaxweynihii Haiti
Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si adag u canbaareeyay dilkii loo geystay madaxweynihii dalka Haiti Jovenel…
Puntland oo Maanta ku dhawaaqeysa Natiijada imtixaanaadka dugsiyada sare
Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowlad Goboleedka Puntland ayaa shaacisay in Maanta oo Khamiis ah ay…
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo dib ugu soo laabtay Muqdisho
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo safar ugu maqnaa maalmihii la soo dhaafay dalka Turkiga…
booliska degmada Kaaran oo soo qabtay burcad hubeysan
Khamiis: july 8, 2021 Ciidamada booliska degmada Kaaran ayaa baaritaan ay ka sameeyeen Xaafada Jamhuuriya ee degmadaasi…
Booliska Haiti oo dilay afar qof oo ay sheegeen inay ka dambeeyeen dilka madaxweyne Jovenel Moise
. Khamiis: july 8, 2021 Booliska dalka Haiti ayaa dilay afar “calooshood u shaqeystayaal” oo ay sheegeen…
Rooble iyo Axmed Madoobe oo si wadajir ah u guddoomiyey shirka wasiirada Jubbaland
. Khamiis: july 8, 2021 Wararka ka imaanaya maanta magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Ra’iisul wasaaraha xukuumadda…
Siyaasiga C/nuur Darmaan oo shirar kula leh Magaalada Nairobi Xubno ka tirsan Beesha caalamka
. Khamiis: July 8, 2021 Waxaa magaalada Nairobi maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa siyaasiga C/nuur axmed…
Qaramada Midoobay oo si adag u canbaareeyay dilkii loo geystay madaxweynihii Haiti
Khamiis: July 8, 2021 Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si adag u canbaareeyay dilkii loo geystay…
Ciidamada jooga isgoyska Ex-Control Balcad oo toogtay nin Hubeysan oo Weerar ku soo qaaday
Khamiis: July 8, 2021 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Dil ay Ciidamada amaanka u geesteen…