Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka heer Federaal oo doortay gudoomiye
Jimco: Julay 2, 2021 Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka heer Federaal ayaa kulan ay maanta u doortay Muuse Geele…
Qasaaraha ka dhashay Qarax xoogan oo ka dhacay maqaaxi lagu shaaho oo ku taalla isgoyska Jubba
Jimco: Julay 2, 2021 Warar dheraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax xoogan oo caawa ka dhacay…
Mareykanka oo sheegay in askar Soomaali ah ay ka dagaalamen Gudaha Itobiya
Jimco: July 2, 2021 Mareykanka ayaa sheegay in askar ka tirsan ciidanka Soomaaliya ay u dirtay Eritrea…
James Swan oo dalka Sacuudiga Masar Imaaraadka kala hadlay arimaha somaliya.
Jimco: July 2, 2021 Ergeyga qaramada midoobey ee u qaabilsan arrimaha Soomaaliya James Swan ayaa kulamo la…
Buundo dul marta Wabiga Tekeze oo ka mid ah gobolka Tigray oo la burburiyay.
Jimco: July 2, 2021 Buundo dul marta Wabiga Tekeze, oo ahayd marin muhiim u ah in cunno…
dowlad Deegaanka Soomaalida oo u digtay shaqsiyaad taageersan TPLF
Jimco: July 2, 2021 Xukuumadda dowlad Deegaanka Soomaalida DDS ayaa sheegtay in aysan u dul-qaadan doonin shakhsiyaadka…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta oo soo dhaweeyay go’aankii Golaha Wadatashiga Qaranka
Jimco: July 2, 2021 Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta Caadil bin Cabdiraxmaan Al-Casuumi ayaa soo dhaweeyay go’aankii ay soo…
Al-shabaab la wareegtay tuulo kaabiga ku haysa degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud.
Jimco: July 2, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Gobolka Galgaduud, ayaa sheegaya in Al-shabaab la wareegtay tuulo…
Faysal Cali Waraabe oo sheegay 1 luliyo in ay tahay maalin Somaliland u madow
Jimco: July 2, 2021 “1-da Luulyo waxay Somaliland ku tahay maalintii hooga waxayna noqotay maalintii midoobayd ee…
Boombalada sida bini’adamnka loo sameeyay oo laga mamnuucay Nigeria
Jimco: July 2, 2021 Boombalada sida bini’adamnka loo suureeyay ee dharka lagu xayeesiiyo gaar ahaan kuwa dumarka…
Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya oo ku dagaalamay taalada Daljirka Dahsoon
Jimco: July 2, 2021 Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa ku dagaalamay taalada Daljirka Dahsoon, Xili ay…
Somaliland oo fasaxday Shirkadda Diyaaradaha ee Fly Dubia oo kal hore ay xayiraad ku soo rogtay
Khamiis: luliyo 1 2021 Xukuumadda Somaliland ayaa maanta dib u fasaxday Shirkadda Diyaaradaha ee Fly Dubia oo…