Hooyo xaamilo ahayd oo ku Geeriyootay Musqul la duntay Magaalada Hargeysa
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Hargeysa ee degaannada Somaliland ayaa waxaa ay sheegayaan in Hooyo xaamilo ahayd…
Maraykanka oo sheegay inuu taageerayo wada hadalada dowladda Federaalka iyo Somailand
Safiirka xilka kasii dagaya ee dowladda Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya Andre Larry ayaa sheegay dowladdiisa ay ka…
SAWIRO: RW Hamza oo kormeer shaqo ku tagay Wasaaradda Caddaaladda & Arr.Dastuurka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa kormeer shaqo oo uu ugu kuurgelayo adeegyada…
SAWIRO:–Wasiirka koowaad ee Xukuumadda oo Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho kula kulmay Danjire Larry Andre
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa Danjiraha Dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Larry Andre…
Madaxweyne Xasan Sheekh & RW Xamse oo Hambalyo u diray Ciidanka xoogga dalka
Madaxweynaha Soomaaliya Sasan sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyey ciidanka xoogga dalka sannad guurada 63-aad ee kasoo wareegatay…
Dagaal dhexmaray ciidamada dowladda Itoobiya iyo maleeshiyaadka Amxaarada
Shacabka ku nool magaalada Dabre-birhaan ee deegaanka Amxaarada ayaa BBC-da u sheegay iney gudaha magaalada ku dagaallameen…
Mareykanka iyo Sacuudiga oo ka wadahadlay colaadda Yemen
Aqalka Cad ayaa sheegay in la taliyaha amniga qaranka Mareykanka Jake Sullivan uu la hadlay dhaxal-sugaha Sacuudiga…
DFS oo shaacisay tirada Soomaaliya ka xajineysa sanadkan
Wefdigii uu hogaaminaayey Wasiir Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Xukuumada Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa…
Guluf dagaal oo ka billaawday gobolka Gedo, Ciidamada Kenya & Itoobiya oo ka qeyb galaya
Abaanduulaha Qeybta 43aad ee Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed G/le sare Cismaan Xaaji Axmed, Abaandulaha Guutada 10aad qeybta…
Soomaaliya oo ka qyeb gashay Shirka Bangiga Adduunka & IMF ee ka dhacay Mareykanka
Shirka sanadlaha ah ee Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF iyo Bangiga Adduunka ayaa ka furmay magaalada Washington…
SHEEKH CUMAR WEHELIYE “Soomaaliya waxaa ku soo fool leh wixii Afgahanistaan ka dhacay”
Neglected Warriors: The Forgotten Eritrea-Trained Soldiers in Somalia’s Defense Strategy.
The plight of soldiers who were meant to replace ATMIS forces, now facing uncertainty and danger MOGADISHU…