HirShabelle iyo Koonfur Galbeed oo si rasmi ah u shaaciyey xubnaha cusub ee Guddigii doorashada
June 11 2021 Madaxweynayaasha HirShabelle iyo Koonfur Galbeed ayaa si rasmi ah u shaaciyey xubnaha cusub ee…
Ninka dharbaaxay madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel macron oo la horgeeyay maxkamad
, June 11 2021 Ninka ku eedeysan in uu dharbaaxay madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel macron, ayaa la horgeeyay…
Dhalinyadii loo qaaday Eritrea oo kasoo baxsaday xeryihii ay ku jireen Xog ay ka shifeen
June 10 2021 Dhalinyaro ka tirsan askartii ay dowladda federaalka Soomaaliya tobabarka ugu qaaday dalka Eritrea ayaa…
Hay’ada Hormuud Salaam Foundation oo sanadkii 2-aad Taaba Galisy Guur wadareed
June 10 2021 Hay’ada Hormuud Salaam Foundation ayaa sanadkii 2-aad Taaba Galisy Guur wadareedka Dhalinyarada Baahiyaha Gaarka…
Kenya oo fasaxday Diyaaridihii tegi jiray & kuwii uga imaan jiray Soomaaliya
Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda Kenya loona soo diray Wasaaradda Arrimaha dibadda Dowladda Soomaaliya ayaa waxa…
Dowladda oo sheegtay in aysan jirin Ciidamo Soomaaliyeed oo ka dagaalamay Itoobiya
Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka jawaabtay eedeyn uga timid qaar kamid ah Waalidiinta Soomaaliyeed, kuwaas oo sheegay in…
Sacuudiga iyo Imaaraadka oo wada-hadallo la furaya Iiraan
Sacuudi Carabiya iyo Imaaraadka Carabta, oo garowsaday in dib loo soo nooleyn doono heshiiski Nukliyeerka Iran ee…
Dowladda Soomaaliya oo bilaawday qeybta labaad ee tallaalka COVID19
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay in dalka oo dhan laga bilaabay qaadashada qeybta labaad ee tallaalka…
Duqa Muqdisho oo sheegay inay kordhin doonaan qorshaha looga hortagayo COVID-19
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ka qeyb galay…
SAWIRO:-Waalidiin Carruurtooda laga geeyay Ereteriya oo Banaanbax ka dhigay Muqdisho
Waaldiintan oo isugu jira rag iyo Dumar ayaa waxaa Maanta ay banaanbax ka dhigeen Isgoyska km4 ee…
Madaxweynaha Mareykanka uu digniin u direy dhigiisa Ruushka
Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden ayaa dalka Britain ka bilaabay safarkiisa ugu horeeyay tan iyo markii uu xafiiska…
Badmaaxiin la socotay Markab Xamuul oo ku degay Xeebaha Somalia
War Qoraal oo ay Ciiddanka Badda ee Maraykanka soo saareen ayaa lagu sheegay inay soo badbaadiyeen 15…