QM oo ku baaqday joojinta Bacaha lagu qubo Badda
8-da June waa maalinta loo gaarka leeyahay in lagu soo bandhigo faaiidooyinka Khayraadka Badda, Dhibaatooyinka ay la…
Badhaadhe Fuustada Biyaha waa $10.
Xaalad biyo la’aan ah ayaa ka taagan Degmada Badhaadhe ee Gobolka Jubada Hoose, biyaha laga keeno meelo…
Taliska Booliska oo sheegay in heegan la geliyay Ciidanka sugaya Amniga doorashada
Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Cabdi Xasan Maxamed ( Xijaar) ayaa markale sheegay in dowladda Soomaaliya ay heegan…
Ciidanka DANAB oo sameeyay howlgal lagu qabtay Xubno ka tirsan Al-Shabaab
Howlgalka oo ahaa mid qorsheysan ayaa Ciidanka Kumaandoosta Soomaliyeed ee DANAB waxaa ay ka sameeyeen Deegaanka Cali…
Taliye Xijaar oo shaaciyay amar ku socda Saraakiisha & Ciidamada Booliska
Iyada oo mararka qaar ay jirto cabasho Shacaba ku nool Magaalada Muqdisho ay ka cabanayaan Ciidamada ku…
Suudaan oo sheegtay inay qabsatay degaano ku yaal Itoobiya
Sudaan iyo Itoobiya ayuu Dagaal goos goos ah dhaxmarayay tan iyo Bishii November ee sanadkii hore, iyada…
Maxkamadda Sare ee Mareykanka oo soo saartay go’aan ka dhan ah Soomaalida
Maxkamada ugu sarreeysa dalka Maraykanka ayaa soo saartay go’aan ay dad baddan oo soo galooti ku ah…
Madaxweyne Deni oo amar siiyay laamaha Amniga
Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa daah furay Barnaamijka Qorsheynta Dhulka Caasimadda Garoowe. Kulanka oo…
Ganacsatada Puntland oo bilaabay in ay daadiyaan Lacagta Shilin Soomaaliga
. June 8 2021 Qaar kamid ah Ganacsatada Puntland, ayaa bilaabay in ay daadiyaan Lacagta Shilin Soomaaliga…
Rabshadaha ka jira Haiti oo kordhayo iyo shacab galay saldhig Boolis
. June 8 2021 Waxaa cirka isku sii shareeray rabshadaha ka jira dalka Haiti, xili khalalaasaha ka…
Weerar loo adeegsaday gaari dad la jiirsiiyay oo ka dhacay gobolka Ontariyo ee Canada
. June 8 2021 Wararka ka imaanaya Dalka Canada ayaa sheegaya inn Saraakiisha booliska ay sheegay in…
Dowladda Gariiga oo sheegtay in aysan qaabili doonin Qaxootiga u dhashay Syria iyo Soomaaliya
. June 8 2021 Dowladda Gariiga ayaa sheegtay in aysan qaabili doonin dadka magangalya doonka ah ee…