War deg deg ah: Qarax xoog leh oo goordhaw ka dhacay agagaarka isgoyska KM-4
May 28 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhawayd Qarax xoog leh uu…
EU oo taageeray heshiiskii hoggaameyaasha Somalida in 60 malmod lagu qabto doorasho
May 28 2021 Midowga Yurub ayaa taageeray heshiiskii ay shalay ay wada saxiixdeen hoggaameyaasha Soomaalida, kaasi oo…
Ciidanka Puntland oo dilay Khaalid Jaamac oo u dhashay Pakistan kana mid ahaa Daacish.
May 28 2021 Ciidanka Xoogga Puntland ee PSF, ayaa shaaciyay in ay hawlgal qorshaysan ku dileen sarkaal…
booliska Garoowe oo xabsiga dhigay fanaan Sharmaarke Boy kadib markii gaari uu waday Rogmaday.
May 28 2021 Wararka ka imaanaya Puntland ayaa sheegaya in Ciidamada booliska Garoowe ay xabsiga dhigeen fanaan…
Muwaadin diyaarad u kireystay si uu is kugu dhiibo boolis ku raad-joogay
May 28 2021 Nin ku dhuumaaleysanayay miyiga dalka New Zealand ayaa diyaarad helikobtar ah u kireystay si…
Wasaaradda waxbarashada Dowlada oo xallisay cabasho ka timid dhalinyaro
Wasaaradda May 28 2021 Xafiiska Imtixaanaadka iyo Shahaadooyinka ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, ayaa go’aan…
Mahad salaad “heshiiskii shalay dhuroobe oo u dhashay dhagar qabana waa ku dhintay
May 28 2021 “Heshiiska doorasho ee shalay la saxiixay Dhuroobe ayaa u dhashay, Dhagarqabena waa ka dhintay!”…
Kiisaska Covid 19 ee Puntland oo sii kordhaya
May 28 2021 Wasaaradda Caafimaadka dowladda ayaa faahfaahin ka bixisay Kiisaska Cudurka Corona virus ee degaanada Soomaalida…
Q.midoobay oo sheegtay in baaritaan lagu samaynayo Xasuuqii Gaza Israa’iil ka gaysatay
May 28 2021 Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay wuxuu isku raacay in la furo baaritaan caalami…
Macron oo Dusha saartay Mas’uuliyadii Faranca ku lahaa xasuuqii Rwanda
May 28 2021 Madaxweynaha dalka Faransiiska Emmanuel Macron, oo booqasho ku jooga wadanka Rwanda ayaa ku dhawaaqay…
Maxkamad Al-shabaab ku lahaayeen deegaanka War-ciise oo Ciidamada Dowlada Gubeen
May 28 2021 Ciidamada xoogga dalka ayaa howlgal qorsheysan waxaa ay ka fuliyeen saldhigyo Al-Shabaab ay ku…
xubno ka tirsan Congress-ka Mareykanka oo Joe Biden u diray codsi ku saabsan
May 28 2021 Afar xubnood oo ka tirsan Congress-ka Mareykanka ayaa maamulka madaxweyne Joe Biden u diray…