Posted in WARARKA MAANTA

Caaqil Zimbabwe ah oo amaray in la soo qufo lafihi Robert Gabriel Mugabe laguna aaso xabaalaha qaranka

. May 25 2021 Caaqil ku nool dalka Zimbabwe ayaa amar ku bixiyey in la soo qufo…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Britain oo Soomaaliya u soo diraysa Ciidamo ka Qeyb qaata la dagaalanka Al Shabaab.

May 25 2021 Dowladda Britain ayaa u direysa Soomaaliya 250 askari si ay gacan uga geystaan la…

Posted in WARARKA MAANTA

Al-shabaab oo 20 hoobiye ku garaacay tuulada Galgala oo ku taalla buuraleyda

May 25 2021 Wararka naga soo gaaraya gobolka Bari ayaa sheegaya in dagaalameyaasha Al-shabaab ay 20 hoobiye…

Posted in WARARKA MAANTA

Wabiga Shabeelle oo fatahaad ku sameeyay saakay Xaafadda Xaawo Taako ee Magaalada B/weyne

. May 25 2021 Wabiga Shabeelle ayaa fatahaad ku sameeyay Xaafadda Xaawo Taako gaar ahaan laanta dhagax…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaramada Midoobay oo maanta shir ka yeelan doona arrimaha Soomaaliya gaar ahaan doorashada

 May 25 2021 Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay, ayaa maanta oo Talaado ah shir ka yeelan doona arrimaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Nin Somali ah oo xaaskiisa oo Koonfur Afrikan ahayd dishay kadibna wacday Booliiska isku dhiibtay.

 May 25 2021  Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dil xalay ganacsade Soomaali ahaa loogu…

Posted in WARARKA MAANTA

Lammaane is calmaday Hindi ah oo kireystay diyaarad gaar ah si arooskoodu ay ugu soo dhigtaan hawada sare

 May 25 2021 Lammaane is calmaday oo u dhashay dalka Hindiya ayaa lagu soo warramayaa inay kireysteen…

Posted in WARARKA MAANTA

Militariga Mali oo xiray Madaxweynaha Ra’isul Wasaaraha iyo Wasiirka Difaaca dalkaasi

May 25 2021 Militariga Mali ayaa xiray Madaxweynaha, Ra’isul Wasaaraha iyo Wasiirka Difaaca ee dowladda kumeel gaarka…

Posted in WARARKA MAANTA

Ganacsade Bashiir Gaboobe oo lagu aasay xabaalaha Langata ee magaalada Nairobi.

May 24 2021 Ganacsade Bashiir Gaboobe ayaa maanta waxaa lagu aasay xabaalaha Langata ee magaalada Nairobi. Bashiir…

Posted in WARARKA MAANTA

Horyaalka cusub ee Europa Conference League oo la cayaraari doono goor dhaw

May 24 2021 Horyaalkan waa mid cusub, waxaa markiisii uggu horeeyey la ciyaari doonaa sanadkan. Waxaa maamulaya…

Posted in WARARKA MAANTA

Erdogan oo isu muujinayay in uu yahay hogaamiye si weyn u diiddan duqeymaha ay Israa’iil ka waday Gaza

May 24 2021 Xilli uu madaxweynaha Turkiga, Rajab Tayib Erdogan, isu muujinayay in uu yahay hogaamiye si…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliyaha Qaybta 21-aad ee xoogga dalka oo kormeer ku tagay ciidamada ku sugan Degmada Baxdo

May 24 2021 Taliyaha Qaybta 21-aad ee xoogga dalka Maxamed Cadoow Cali (Sanka) ayaa maanta kormeer ku…