Posted in WARARKA MAANTA

Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Rooble & Wakiilada Beesha Caalamka?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta  Maxamed Xuseen rooble  ayaa xafiiskiisa oo ku yaal gudaha Madaxtooyada Soomaaliya waxaa uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Midowga Musharixiinta oo yeeshay kulan ay uga hadlayeen xaalada dalka

Kulanka oo ku qabsoomay aalada Internet-ka ee (ZOOMKA) ayaa waxaa yeeshay Xubnaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha, iyada oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya oo bilaawday baarista Askari si xun loogu dilay Muqdisho

Guddi Wasiiro iyo Saraakiil Amni isugu jiray oo uu Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble u magacaabay baarista…

Posted in WARARKA MAANTA

Shir laga yeeshay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab

Madaxweynaha Galmudug  Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor)  oo weli ku sugan Magaalada Gaalkacyo ayaa maanta shir guddoomiyay…

Posted in WARARKA MAANTA

Midowga Musharixiinta oo u hambalyeeyay shacabka iyo hoggaanka Somaliland

Inta  badan Xubnaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha ayaa waxaa ay manta u halbalyeeyeen shacabka iyo hoggaanka Somaliland oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Erdogan oo weerar afka ah ku qaaday Madaxweynaha Mareykanka

Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa Isniintii sheegay in madaxweynaha Mareykanka Joe Biden uu “gacmaha dhiig ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka Jubbaland oo cadeeyay mowqifkooda shirka 20-ka May

Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa cadeeyay mawqifkooda ku aadan shirka wadatashiga doorashooyinka ee uu dhawaan iclaamiyay Ra’iisul Wasaaraha…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiye Filish oo dhagax dhigay dib u dhis lagu sameeynayo Buundooyin

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamed Maxamuud (Cumar Filish) ayaa maanta dhagax dhigay dib…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland oo ka mamnuucday xoolo dhaqatada dooxooyin Gaar ah

Wasaaradda deegaanka Beeraha iyo isbedelka cimiliada Puntland, ayaa warqad ay soo saartey kaga mamnuucay xoolo dhaqatada dooxooyin…

Posted in WARARKA MAANTA

Bill Gates oo iska casilay Microsoft iyo eedo loo heesto

 May 18 2021 Microsoft ayaa biloowday baaritaanka eedo xidhiidh galmo ah oo 20 sano ka hor dhacay…

Posted in WARARKA MAANTA

Uganda oo billowday inay ciidankeeda AMISOM ee jooga Soomaaliya tallaasho xanuunka Covid19.

 May 18 2021 Dowladda Uganda ayaa billowday inay ciidankeeda ka tirsan howlgalka AMISOM ee jooga Soomaaliya, kuwaas…

Posted in WARARKA MAANTA

ku xigeenka Maamulka Wajeer oo loo Caleemo saaray in uu Noqdo barasaabka Wajeer

 May 18 2021 Waxaa maanta xilka si rasmi ah xilka loogu caleemo saaray barasaab ku xigeenka maamulka…