Rooble oo bilaabay qorshaha uu ku wajahayo Shirka uu isugu yeeray Madaxda DG 20-ka May 2021.
Muqdisho | QOL| May 12 202–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xil-gaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo Talaadadii dib ugu…
Museveni oo caleemo-saarkiisa ku casuumay in ka badan 400 oo ruux!
Muqdisho | QOL| May 12 202Saraakiil katirsan Madaxtooyada Uganda ayaa xaqiijiyay in Caleemo-saarka Madaxweyne Yoweri Museveni uu…
Kulankii Ololaha & eed sheegashada ee MW Farmaajo la yeeshay Warbaahinta
Muqdisho | QOL| May 12 2021Waa 3, May,21waa maalinta caalamiga ah ee madaxbannaanida Saxaafadda, Iyada oo ay…
Maxkamadda Ciidamada Puntland Galkacyo oo xukun dil ah ku ridday shan xubnood
May 12 2021 Wararka ka imaanaya magaalada galkacyo ayaa sheegaya in Maxkamadda Ciidamada Puntland ee magaalada Galkacyo,…
koox hubeysan oo saakay dishay nin wadaad ah oo caan ka ahaa magaalada Gaalkacyo.
. May 12 2021 Wararka aan ka heleyno gobolka Mudug waxay sheegayaan in saakay koox hubeysan ay…
Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika oo cambaareeyay duqeymaha ay Israa’iil ka fulisay marinka Qaza
May 12 2021 Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika ayaa cambaareeyay duqeymaha ay Israa’iil ka fulisay marinka Qaza iyo…
waxaa socdaa dagaalka u dhexeeya ciidamada Israa’iil iyo dagaalyahanada Falastiin
May 12 2021 Weli waxaa socdaa dagaalka u dhexeeya ciidamada Israa’iil iyo dagaalyahanada Falastiin kadib markii xaley…
Degaannada Shabaab maamulaan oo saakay laga Ciidayo iyo Dowlada Somaliya oo aan waxba ka qaban karin
May 12 2021 iyada oo dowladda Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada iyo inta badan dalalka Caalamka ay shaaciyen in…
C/raxmaan C/shakuur “Waxaan canbaaraynayaa weerarka ciidanka Israa’iil ku qaadeen Masjidul Al-Aqsa
May 12 2021 Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur warsame ayaa ka hadlay Weerarada saacadihii la soo dhaafay Ciidamada Israa’iil…
Israa’iil Oo Burburisay Dhismihii Munaaradda Masjidka Gaza May 12 2021 Xamaas ayaa sheegtay inay 130 gantaal ku…
Ciidamada Degmada afgooye oo goor dhawayd joojiyeen Masaajidyo ay ka socotay Takbiirta Ciida.
May 12 2021 Wararka aan ka heleeyno degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan…
Ciidanka AMISOM ee Soomaaliya ku sugan oo waqtiga loo kordhinayo.
May 12 2021 Ciidanka AMISOM ee Soomaaliya ku sugan ayaa waqtiga loo dheereynayaa marka la gaaro 31-ka December 2021…